Hi baa qalbi

Hi baa qalbi Qiimo idiin rali Galiya ku so dhawoow macamiil

24/04/2025

Laba Caduur ah oo Mataano ah ayaa Xalay Saq dhexe laga Helay Xaafada islii Magaalada Nairobi, Waa Caruur Mataano ah oo Soomaali ah, Da’dooda waxa ay u dhexeysaa 7 Bilood ilaa 9 Bilood, Lama Oga Sababta Wada looga Tagay Ilmaahan Yar lkn waxaa loo ma leynayaa in la soo Xaday.

Fadlan Cida ayeey Ka Maqanyihiin Hala Xiriirto Number kan 0717 324295, Fadlan Qof walba oo Arka Sawirada Caruurtaan Share ha dhaho, Hana sii Faafiyo si uu Ugaaro Waalidkood.

Fadlan Share dheh, waa Codsi Waalid ayeey Ka Maqanyihiin.

24/10/2023
Ku so dhawaad dharkii ciid hablah. Yar yar
03/05/2020

Ku so dhawaad dharkii ciid hablah. Yar yar

Macamiil ku so dhawoow dharkii ciid ee caruurta Kala so xidhiidh numberkaygun 0636567586
01/05/2020

Macamiil ku so dhawoow dharkii ciid ee caruurta Kala so xidhiidh numberkaygun 0636567586

29/04/2020
29/04/2020

MAASH Alaah ale nimco da nusqaanted haynag hayo

27/04/2020

Maash Alaah Ramadan kariin

Address

Burco

Telephone

0634431856

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hi baa qalbi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share