Aglool Employment Service

Aglool Employment Service Aglool Employment Service waa shirkad isku xidha shaqada iyo shaqaallaha oo ku taala magaaladda Burco. Tell: 0639026580

La soo xidhiidh haddii shaqaale aad rabto shaqo iyo haddii aad shaqo doon tahay. waa suuq ku fududeynaya inaad ku iibiso alaabta aad hayso kana iibsan karto waxaad u baahantahay noocwalbo uu yahay

Ku soo dhawoow Aglool Service Company.Ma ka mid tahay macaamiisha kala duwan ee ku xidhan Aglool?Weli ma kuugu adeegnay ...
22/02/2026

Ku soo dhawoow Aglool Service Company.

Ma ka mid tahay macaamiisha kala duwan ee ku xidhan Aglool?
Weli ma kuugu adeegnay mid ka mid ah adeegyada aanu bixino?
Macmiil, sidee laguugu adeegay?
Mar walba waxaan u taaganahay Burco wanaagsan iyo adeegyo tayo leh.
Soo dhawoow macmiil qiimo leh.
Haddii aad qabto cabasho ama talo, fadlan noogu reeb qaybta fariimaha.
Mahadsanid.

☎️ 0634374848 Ama 0638881995
📱 what's Upp 00252634374848
Numberka shaqaalaha: 8785737

📍Xafiiska guud: waddada Afgooye- waxaannu ku xigaa Hope Academy. Isgoyska Aloore ka danbeeya.

Xafiisku wuxuu qabtaa:

- [ ] Kireynta iyo iibinta guryaha
- [ ] Iibinta dhulka iyo gaadiid
- [ ] Maamulidda hantida ma guurtada ah.
- [ ] Iibinta meheradaha iyo saamiyadda
- [ ] Iibinta alaabada celiska ah.
- [ ] Isku xidhka shaqada iyo shaqaalaha.

Cunto celis ah. Goobta: Hargeysa Qiimaha: 700$ Tell: 0638785737 Ama 058785737
19/02/2026

Cunto celis ah.
Goobta: Hargeysa
Qiimaha: 700$
Tell: 0638785737 Ama 058785737

18/02/2026

Ku darso akhriskaaga bisha Ramadaan. Buugtan ka faa’iidayso faa’iidooyin badan, qiimo dhimisna way leeyihiin. Dhammaantood waxay ku iibso kaliya $6 buuggiiba.

📞 0638785737 , 0658785737

Macaamiishayada qaaliga ah iyo dhammaan ummadda Muslimka ahba, waxaan leenahay: Ramadaan Mubaarak. Saaxiibayaal, Alle ac...
17/02/2026

Macaamiishayada qaaliga ah iyo dhammaan ummadda Muslimka ahba, waxaan leenahay: Ramadaan Mubaarak. Saaxiibayaal, Alle acmaasha wanaagsan ha inaga aqbalo, khayrna ha inogu dhammaystiro Ramadaankan. Sannad ka sannadkiisana kuwii ku gaadha bashbash iyo barwaaqo ha inaga yeelo.

رمضان كريم تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. ☪️☪️

17/02/2026

Sariir iib ah

Hadaad hayso ama aad u baahan tahay alaab iib ah fadlan naga la soo xidhiidh
0638785737 , 0658785737

08/02/2026

Waxaan kuu haynaa loo-shaqeeyayaal kala duwan.
Haddii aad u baahan tahay shaqo,
📲 nagala soo xiriir WhatsApp ama
📞 wac lambarkan: 0638785737

02/02/2026

Waxaanu kuu haynaa shaqaale Kala duwan oo xirfad iyo amaano ba u leh shaqadooda soo dhawoow macmiil ma tahay shaqaale doon ama doonaysana shaqo naga la soo xidhiidh 0638785737 , 0658785737

qaybta isku xidhka shaqada iyo shaqaallaha ee Aglool Employment Service waxay haysaa shaqo banaan oo full time Ah, oo ma...
31/01/2026

qaybta isku xidhka shaqada iyo shaqaallaha ee Aglool Employment Service waxay haysaa shaqo banaan oo full time Ah, oo magalaadda Burco ah. Tell: 0638785737.

kaalay xafiiska oo ku yaala waddada Afgooye, waxaanu ku xigaa Hope academy.

Mobile iib ah 📞 0638785737 , 0658785737
24/01/2026

Mobile iib ah

📞 0638785737 , 0658785737

Ma u baahan tahay macmiil shaqaale 📞 0638785737 , 0658785737
19/01/2026

Ma u baahan tahay macmiil shaqaale

📞 0638785737 , 0658785737

Waxa banaan shaqooyin fudud oo joogis ah Burco   Hablo  degdeg ah baa la rabaa , 0638785737
08/01/2026

Waxa banaan shaqooyin fudud oo joogis ah Burco Hablo degdeg ah baa la rabaa ,

0638785737

Address

Milgarad11@gmail. Com
Burco
ISGOYSKAAFGOOYE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aglool Employment Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category