Som.soponline

Som.soponline This page products service

25/01/2021
Waa maxay faaiidada akhrisku leeyahay ?:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::Wax’akhrisku waa safar, sa...
14/01/2021

Waa maxay faaiidada akhrisku leeyahay ?
:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::

Wax’akhrisku waa safar, safarkana cibro ayaa ku sugan. Dadka safra ee badawda ahina waxba ma akhriyaan, wixii nolosha cibroqaadasho ku suganna ma garanayaan; waayo ma rixlaynayaan, meel kaliyana waqtigu wuu iskugu bedbeddelayaa. Safarku waa isku mid balse, cibraqaadashu maaha dhaqdhaqaaqa. Cibraqaadashadu waa caqliga socdaalaya ee dhaqdhaqaaqaya.

Wax’akhrisku waa fiirfiirin, fiirfiirintana waxaa ku jirta fekrad. Balse, kuwa wax akhriya caqlila’aan waxba fiirfiirin maayaan. Waayo, iyaga oo aan fahmin ayay rabaan in ay wax ogaadaan. Abii Muuse Al-Ashcari waxaa laga doonay fahan.. fahan, ujeeddadooduna waxa ay ahayd ogaansho, fahan ma ahayn. Balse Cumar Buugga (إعلام الموقّعين عن رب العالمين) fahmi dabadeed ayuu ku sheegay, warqaddii Cumarna waxa ay isku baddeshay Buugga uu gacanta ku qabtay Ibnu Qayim.

Wax’akhrisku wuu macaanyahay, macaankuna wuxuu leeyahay raaxo. Balse, kuwa wax akhriya iyaga oo aan macaankii wax akhriska dareemayni caqli malaha. Waayo, aqoontay jecelyihiin jaceyl aan dhab ahayn. Ujeeddadooda dhabta ahina waa in ay helaan uun aqoon, balse, isma wayddiinayaan aqoonta helidda maxaa ka dhalanaya? Aqoontaba ma aqoon daraadeedbaa? Mise aqoontu waa yool magaceed? Waa maxay farriinta bulsho ayna aqoontuba wax macaan ah u lahayn?

Kumay dhaboobin xidhiidhintii ka dhexaysay caalamka fekerrada iyo wax akhriska, xidhiidhintuna waxay u baahantahay dadaal. Balse, kuwa wax akhriya iyaga oo aan fahmin [K**a hadlayo hadda]. Sababtu waxaa weeyi wax kahrisku wuxuu u yahay yool, uma aha uun kaliya waddo/dariiq. Hadduuna qofku xidhiidhinta [akhriska] garanayn uuna isdabagelinayn; sidee buu u fahmi karaa wuxuu qorey Sheekha wayn iyo Faylasuufka wayn ee Maxamed Al-Qasaali (Masiirkiisii aqooneed iyo ruuxeed)? Sidee buu qofku u fahmi karaa geeddigii ay soo martay bini-aadannimadu? Siduu qofku ku fahmi karaa caalamkan casriga ah haddii uuna wax ka akhrisan mufakiriinta Reer

07/01/2021
02/01/2021

Lelefoo shacaylkii dunida

Midkee ayaad xiisaysaa ama àad u codayn jilayaashan Like and follow si àad noogu soo biirto saxiibayaal
30/12/2020

Midkee ayaad xiisaysaa ama àad u codayn jilayaashan
Like and follow si àad noogu soo biirto saxiibayaal

29/12/2020

This page products service

Midkee codkaaga siin lahayd labadan mujaahid ee kuloolamaya madaxtinimada dalka somaliaPage ka like Saar
26/12/2020

Midkee codkaaga siin lahayd labadan mujaahid ee kuloolamaya madaxtinimada dalka somalia
Page ka like Saar

24/12/2020

Kafadhiiso

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som.soponline posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share