Amiir arafaat

Amiir arafaat Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amiir arafaat, Shopping & retail, Burco.

05/11/2022
20/09/2022

Wax yabaha ugu cad cad ee la tabankaro wax qabadka madax wayiine muuse biixi oo lodii gabilay u qaybiyay tooshash ay habeenki ku daaqan

*Qalbiga dilan waan dareema**Niyada duntay wan daryeelaa*  *Waxan ahay digtoor dabiiba**boogtiyo nabara,da daweeeyoo*   ...
20/09/2022

*Qalbiga dilan waan dareema*
*Niyada duntay wan daryeelaa*
*Waxan ahay digtoor dabiiba*
*boogtiyo nabara,da daweeeyoo*
*U dooda dadka wax jecel*

30/07/2022

Nalka hooyga daariyo
Saw iimatihid dayax
Nuurkiisu daminoo
Dunidaba iftiinshoo
Lagu daaqo hooyoy

Dugsigaygiyeey hooyo
Adigay daryeeloo
Aniga diifta iga tira

Ada daldalooladaydiyo
Aniga ceebahayga dada
Rabigay ku daaye
Daymadada oo qudhan
Ku dawooba hooyo

Hadi duni layga naco
Dadkuba ay I dayriyaan
Adaan iga daalinoo
Hooyoy dahab ku aho
Dusha sare ani Isaarta
Hadan damqadoo xanuusto
Anoo duqa oo ciraystay
Hooyoy adigay dareema
Sidi sabi ii daryeela

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiir arafaat posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share