Togdheer Connections

Togdheer Connections Waxaanu nahay qurbajoog reer Somaliland ah oo dalkooda ugu soo noqday inay la wadaagaan aqoonti iyo nidaamkii ay ka soo korodhsadeen qurbaha.

Waxaanu bilawnay adeegii ugu horeeyay ee casri ah ee ka hirgala magaalada Burco. Adeegaasi waa mid la jaan qaadaya caalamka. Waxaanu kuu diyaarinaynaa wax kasta oo aad uga baahato magaalada Burco (ONE STOP SHOP), haddii ay tahay iibsiga guryaha, iibintooda, dayctirkooda, kirayntooda, iibka beeraha, gaadiidka iyo wixii la mid ah. Adiga oo aan wax hawl ahi ku gaadhin ayaa TOGDHEER CONNECTIONS kuu qa

banaysaa shaqada oo dhan si hufan. Intaas waxa dheer wax alaale wixii sharciyayn ah anaga ayaa kaaga filan oo kuu soo dhamaynayna.

15/10/2021
Ka qaybqaado dhulka loo iibinayo Xabaalaha Burco.HECTER KU WAA $2,000 OO KELI HA.ZAAD  4430793E DAHAB. 9714222Fadlan sii...
26/09/2021

Ka qaybqaado dhulka loo iibinayo Xabaalaha Burco.
HECTER KU WAA $2,000 OO KELI HA.

ZAAD 4430793
E DAHAB. 9714222

Fadlan sii share garee

30/09/2020

Shirkada TOGDHEER CONNECTIONS waxay idiin soo kordhisay xafiis Caasimada Hargaysa ah oo idiin qaban doon adeegyo badan.
Haddii aad Iibinayso ama Iibsanayso hanti ma guuraan ah, haddii aad hawl uga baahantahay xafiisyada Dawlada, garyaqaan iyo wixii la mid ah.
La soo xidhiidh
TOGDHEER CONNECTIONS 063-4240688 ana 065-9888663

Walaal waa Xabaalihii BURCO oo aad u dayacan oo la doonayo in Dayr lagu wareejiyo, ee ALLAH dartiis uga qayb qaado. Daha...
24/03/2016

Walaal waa Xabaalihii BURCO oo aad u dayacan oo la doonayo in Dayr lagu wareejiyo, ee ALLAH dartiis uga qayb qaado.
Dahabshiil Account: BURD 14666

30/11/2015

Shan (5) sheeko oo laga soo uruuriyay ragga Qaadka cuna:
Ta koobaad: Arday ayaa ku soo baxday goor fiid ah macalinkoodii oo hoos u foorora oo dhukusaya, waxay ku yidhaahdeen macalin maxaa dhacay, wuxu ku yidhi oo miyaydaan arkayn waayiradii Laydhka oo dhami inay soo dhaceen oo haddii aad caadi isu taagto aad madaxa la gaadhayso, waar foororsada.
La soco ta labaad dhakhso insha alaah

BEERTANI waa IIB waxaanay ku taalaa WADAAMAGO, RIIGII BIYUHUNA WUU KU DHEX YAALAA
23/11/2015

BEERTANI waa IIB waxaanay ku taalaa WADAAMAGO, RIIGII BIYUHUNA WUU KU DHEX YAALAA

14/10/2015

Sannad baa yimaada Sannadna wuu tagaa ee maxaynu ka baranaa ama ka faa'iidaysanaa isbedelkaas iyo wakhtigaa soconaya? Waa cimrigeenii oo socda iyo qabrigii oo aynu ku sii dhawaanayno ee aynu uga faa'iidaysano u dhawaanshaha alle oo aynu wakhtigeena ku camiro CIBAADO ay ku dheehantahay cabsida alle iyo rajada jannadiisa firdowsa.

La soco Togdheer Connections website:www.togdheerconnections.com wiig walba wixii cusub
05/10/2015

La soco Togdheer Connections website:www.togdheerconnections.com wiig walba wixii cusub

Address

Burao

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Togdheer Connections posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Togdheer Connections:

Share

Category