SAHAN MALL

SAHAN MALL Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SAHAN MALL, Shopping centre, Main Street near to Masjid Fatima, Bosasso.

Waxaan idiin keynay keydiye baraf ( ice box) oo cajiib ah waxaa uu barafka kuu heyn karaa 24 saac.Hada ka dalbo Sahan Ma...
30/07/2020

Waxaan idiin keynay keydiye baraf ( ice box) oo cajiib ah waxaa uu barafka kuu heyn karaa 24 saac.
Hada ka dalbo Sahan Mall: 0906323359

Yaa Salaam waxaan idin heynaa khal cinab ka sameysan iyo Soya Sauce jumlo iyo tafaariqba.Kala xiriir:0906323359
26/07/2020

Yaa Salaam waxaan idin heynaa khal cinab ka sameysan iyo Soya Sauce jumlo iyo tafaariqba.
Kala xiriir:0906323359

Sahan Mall waxay idin heysaa nal casri ah oo loo isticmaalo  Kalumeysiga, digniinaha, waxbarashada iyo miyiga.Kala xirii...
26/07/2020

Sahan Mall waxay idin heysaa nal casri ah oo loo isticmaalo Kalumeysiga, digniinaha, waxbarashada iyo miyiga.
Kala xiriir: 0906323359

Sahan Mall wuxuu kuu keenay buraashadaha kuleylka iyo qabowga haya ee loo isticmaalo safarada, xafiisyada iyo goobaha wa...
25/07/2020

Sahan Mall wuxuu kuu keenay buraashadaha kuleylka iyo qabowga haya ee loo isticmaalo safarada, xafiisyada iyo goobaha waxbarashada.
Hada ka dalbo: 0906323359

Fruit extrator: waa makiinad kuu sameyneysa cabitaanada freshka ah sida karootada, Tufaaxa , Canabka IWM.Wixii qashin ah...
06/07/2020

Fruit extrator: waa makiinad kuu sameyneysa cabitaanada freshka ah sida karootada, Tufaaxa , Canabka IWM.
Wixii qashin ah gaar ayay u tuureysaa sharaabkana gaar.
Hada dalbo: 0906323359

Ku soo dhowaada Sahan Mall waxan Macaamishanada  sharafta mudan u keenay makiinadihii Qudaarta iyo cabitaanada oo noocya...
04/07/2020

Ku soo dhowaada Sahan Mall waxan Macaamishanada sharafta mudan u keenay makiinadihii Qudaarta iyo cabitaanada oo noocya kala duwan ah.
Fadlan wac:0906323359

Waxaan kuu heynaa home Espresso coffee machine, gurigaga ama xafiiskaaga ku sameyso coffee-ga dhib la'aan."WE CARE YOUR ...
29/06/2020

Waxaan kuu heynaa home Espresso coffee machine, gurigaga ama xafiiskaaga ku sameyso coffee-ga dhib la'aan.
"WE CARE YOUR NEEDS"
Hada wac: 0906323359

Horey u dalbo dharka ciidka, haduu yimi yaan lagaaga horeyn. Saraawisha, futashaariyada iyo shaararka. Wac Sahan Mall Ta...
28/06/2020

Horey u dalbo dharka ciidka, haduu yimi yaan lagaaga horeyn. Saraawisha, futashaariyada iyo shaararka.
Wac Sahan Mall Tailor: 0906699563

Sahan Mall waxay idin heysaa machine yar oo loo isticmaalo feereysiga dharka iyo huurinta wajiga ( Beuty and clothes iro...
27/06/2020

Sahan Mall waxay idin heysaa machine yar oo loo isticmaalo feereysiga dharka iyo huurinta wajiga ( Beuty and clothes ironing machine), waxaad ku helaysaa qiima macquul ah.
Hada wac: 0906323359

Welcome to Sahan  Mall  Bosaso your one stop shopping mall.مرحبا بكم في  سهن مول بوصاصو، وقفة واحده لتسوق
24/06/2020

Welcome to Sahan Mall Bosaso your one stop shopping mall.
مرحبا بكم في سهن مول بوصاصو، وقفة واحده لتسوق

Yaa Salaam waa Jaam dabiici ah oo ay ku  jiraan mirihii strawbery-ga (الفراوله, Raspberry (توت) iyo  Sourcherry ( الكرز)...
24/06/2020

Yaa Salaam waa Jaam dabiici ah oo ay ku jiraan mirihii strawbery-ga (الفراوله, Raspberry (توت) iyo Sourcherry ( الكرز).
Hada dalbo: Tafaariiq 0906323359
Jumlo: 0906162688

Hada dalbo presure cookers, fry pans  bir canjeelo aysan waxba ku dhegeyn ( non stick tawa) iyo buraashadaha biyaha.Wac:...
24/06/2020

Hada dalbo presure cookers, fry pans bir canjeelo aysan waxba ku dhegeyn ( non stick tawa) iyo buraashadaha biyaha.
Wac:0906323359

Address

Main Street Near To Masjid Fatima
Bosasso
252

Telephone

00252907601936

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAHAN MALL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share