02/02/2025
Ayaan abdi haajir ayaa waxay ka bad baaday isku day dil waxana nabaradaas iyo ceejintaas qoorta kaga taal ku dhuftay wiil e shukaansi wadaag ahaayen oo sheegay in e ka cuntay lacag ku dhaw 5kun oo dollar kadibna uga baxday balanti guurka
Ayaan oo in mudo ah lanabrka ka qaban wayday wiilka ayaa maalinti danbe iyada iyo gabar e saxibo ahaayen waxay u raaceen in u so wareejiyo markay gabadhi gaariga ka dagtay oo ay kaligeed noqotay ayuu qoorta qabtay feer iyo suxulna la dhacay
Ayaan ayaa marki la waraystay sheegtay in e aysan ka cunun lacag 5kun kaliya e cuntay lacag 3kun camal ah 🤔