Picolo studio booram

Picolo studio booram borama gobalka awdal We Broacats information with accuracy fainess and verified

Guur xalal Alle hakusahlo soqor saliga nabigeenii suubanaa scw scw Scw scw scw 😭😭😭😭
17/04/2023

Guur xalal Alle hakusahlo soqor saliga nabigeenii suubanaa scw scw Scw scw scw 😭😭😭😭

Dadka Looga Yeedhayo Sideeda Albaab Ee Jannada: :Abii hurayra waxa laga wariyey in rasuulkii Ilaahay (scw) yidhi: ”Cidii...
17/04/2023

Dadka Looga Yeedhayo Sideeda Albaab Ee Jannada:
:
Abii hurayra waxa laga wariyey in rasuulkii Ilaahay (scw) yidhi: ”Cidii laba nooc (oo xoolo ah sida laba halaad, laba riyaad) ku bixisa jidka Ilaahay waxa looga dhawaaqa jannada dhexdeeda (ayadoo la leeyahay) adoonkii Ilaahayow waa khayr, qofkii ehelka salaada ah waxa looga yeedhaa albaabka salaada, qofkii ehelka jihaadka waxa looga yeedhaa albaabka jihaadka, qofkii ehelka sadaqada waxa looga yeedhaa albaabka sadaqada, qofkii ehelka soomka ahna waxa looga yeedhaa albaabka Rayyaan, markaasuu Abubakar yidhi: aabahay iyo hooyadaybaan kugu furtee, qof looga yeedhay alabaabadaas muu khasaarine ee ma majiraa cid albaabada oo dhan looga yeedhayo? Wuxuu yidhi: haa, oo waxaan rajaynayaa inaad kamid tahay”
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ مَنْ أَنْفَقَ زَوْجَيْنِ فِي سَبِيلِ اللَّهِ نُودِيَ فِي الْجَنَّةِ يَا عَبْدَ اللَّهِ هَذَا خَيْرٌ فَمَنْ كَانَ مِنْ أَهْلِ الصَّلَاةِ دُعِيَ مِنْ بَابِ الصَّلَاةِ وَمَنْ كَانَ مِنْ أَهْلِ الْجِهَادِ دُعِيَ مِنْ بَابِ الْجِهَادِ وَمَنْ كَانَ مِنْ أَهْلِ الصَّدَقَةِ دُعِيَ مِنْ بَابِ الصَّدَقَةِ وَمَنْ كَانَ مِنْ أَهْلِ الصِّيَامِ دُعِيَ مِنْ بَابِ الرَّيَّانِ فَقَالَ أَبُو بَكْرٍ بِأَبِي أَنْتَ وَأُمِّي مَا عَلَى مَنْ دُعِيَ مِنْ هَذِهِ الْأَبْوَابِ مِنْ ضَرُورَةٍ فَهَلْ يُدْعَى أَحَدٌ مِنْ تِلْكَ الْأَبْوَابِ كُلِّهَا قَالَ نَعَمْ وَأَرْجُو أَنْ تَكُونَ مِنْهُمْ

 :Anas bin Malik RC ayaa kasoo warinaya Nabi Muxammad SAW inuuu yidhi, ha cadhoodhina, hana is jarina, dhabarkana ha isu...
17/04/2023

:
Anas bin Malik RC ayaa kasoo warinaya Nabi Muxammad SAW inuuu yidhi, ha cadhoodhina, hana is jarina, dhabarkana ha isu jeedina, hana is xasdina, ahaada adoomo Allah oo walaala ah sida Rabi idin amray. Umana banaana qof Muslima inuu gooyo walalkiis wax sadex cisho
kabadan. Saxiix Jamic 7200
ﻻ ﺗَﺒﺎﻏﻀﻮﺍ ، ﻭ ﻻ ﺗَﻘﺎﻃﻌﻮﺍ ، ﻭ ﻻ ﺗَﺪﺍﺑَﺮﻭﺍ ، ﻭ ﻻ
ﺗَﺤﺎﺳَﺪُﻭﺍ ، ﻭ ﻛﻮﻧﻮﺍ ﻋﺒﺎﺩَ ﺍﻟﻠﻪِ ﺇﺧﻮﺍﻧًﺎ ﻛﻤﺎ ﺃﻣﺮَﻛﻢُ ﺍﻟﻠﻪُ ، ﻭ
ﻻ ﻳَﺤﻞُّ ﻟﻤﺴﻠِﻢٍ ﺃﻥ ﻳﻬﺠُﺮَ ﺃﺧﺎﻩ ﻓَﻮﻕَ ﺛﻼﺛﺔِ ﺃﻳَّﺎﻡٍ
ﺍﻟﺮﺍﻭﻱ : ﺃﻧﺲ ﺑﻦ ﻣﺎﻟﻚ ﺍﻟﻤﺤﺪﺙ : ﺍﻷﻟﺒﺎﻧﻲ - ﺍﻟﻤﺼﺪﺭ :
ﺻﺤﻴﺢ ﺍﻟﺠﺎﻣﻊ - ﺍﻟﺼﻔﺤﺔ ﺃﻭ ﺍﻟﺮﻗﻢ : 7200
ﺧﻼﺻﺔ ﺣﻜﻢ ﺍﻟﻤﺤﺪﺙ : ﺻﺤﻴﺢ

Mashaa allah maashaa allah mashaa allah ❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
14/04/2023

Mashaa allah maashaa allah mashaa allah ❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

Masha allah maashaa mashaa allah maashaa allah mashaa allah maashaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💕💕💕
29/03/2023

Masha allah maashaa mashaa allah maashaa allah mashaa allah maashaa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💕💕💕

Allaha unaxariistee waxa hada magaalada Borama ku geeriyootay Fanaanda Wayne ee aamina Cabdilaahi Xirsi oo maalmahan xaa...
18/03/2023

Allaha unaxariistee waxa hada magaalada Borama ku geeriyootay Fanaanda Wayne ee aamina Cabdilaahi Xirsi oo maalmahan xaalad caafinaad ugu jirtay isbitalka Adal ee magalada Borama

Aamina cabdilaahi oo ahayd Hooyada dhashay Hodan Cabdiraxmaan ayaa la filayaa in lagu aaso isla magaalada Borama

Bili bili

  !!!!!Nabiga ﷺ ❤️ Waxaa uu yiri; Akhriya Qur'aanka sababtoo ah waxaa uu imaanaya Maalinka Qiyaame isagoo u shafeeco qad...
17/03/2023

!!!!!
Nabiga ﷺ ❤️ Waxaa uu yiri; Akhriya Qur'aanka sababtoo ah waxaa uu imaanaya Maalinka Qiyaame isagoo u shafeeco qadaaya dadkii Akhrin jiray ama asxaabtiisa
Ogow Qur'anka waa nuuriyaha Qalbiga iyo qaboojiyaha Qalbiga. Quranka waxaa uu daawo u yahay cudurkarsta oo waa daawo Quraanku.
Qur'aanka waa nolol ee ku noleey naftaada Aqrintiisa,ku khushuucidiisa,ku dhaqankiisa iyo ku camal falkiisa .
Qur'aaku waa daaci oo ugu yeer dadka si ay u fahmaan Xaqa!
Qur'aanku waa dikriga Alle ee Haka daalin Akhrintiisa.
Walaahi baan ku dhaartaye Asxaabti waxay ahaayen dad Qur'anka la nool oo markasta way aqrin jireen wayna ku khushuuci jireen. Qaarba suuxi jiray markey maqlaan aaayadaha qaar oo ka sheekenaya cadaabka, qaar baa ilmadu ka quban jirtay oo dharkoda baa qoyi jiray ilmo darteed Allaaahu akbar
Asxaabti waxay Ahayen kuwa hadii ay xataa naftooda go'ayso an joojin Qur'anka Aqriskiisa. Mar waxaa ka sugnaatay taariikhihi saxaabada in Nin Saxaabi ah uu Mar tukanayay xaalad ay dadki kale hurdaan isaga wardiye buu ahaa sidaas darteed buu Salaad u istaagay oo surad ayuu bilaaway Markaasa nin codow ahi falaar ku soo tuuray ,, walahi buusan ka bixin salaadi ee falartii bu iska saaray isagoo ku macansanaya qurankii uu waday, Markii uu saxiibkiis soo kacay bu arkay dhiiga ka qubanaya ninkan war maxaad ii kicin weyday buu ku yiri lakin saxaabigi kale baa yiri waxan diidaayay inan kala jaro suurada.
Allaaahu akbar walahi asxaabti ma gaari karno lakin waan ku dayan karnaa oo Haduu Ilahay ina wafajiyo tusaaloyin wanagsan bay inoo yihiin.
Qur'anka aqri oo ku tuko habeenki isaga inooga filan murug kastee. Qofkii Qu'anka Alle kor u qaada isagana Allaah ba kor u qaadaya Darajadiisa.
Ilaahayow Qur'anka ehelkisa inaga yeel iyo kuwa saaxiib ka dhigta,mar waliba aqriya , ku tadabura dadkana gaarsiiya ooo sii bara.
Ilaahayow Qur'anka kuwii aqriya inaga yeel maalin iyo habeen.

Qof-walba Oo Inaka Mid Ah Haku Dadaalo Akhrinta Fahanka Iyo Ku Camalfalka Quraanka

Mid ucodee ramha roos iyo fahma fican ❤️❤️❤️❤️❤️____🤙🤙🤙🤙
15/03/2023

Mid ucodee ramha roos iyo fahma fican ❤️❤️❤️❤️❤️____🤙🤙🤙🤙

hooyo macaan hadey nooshahay  soo qor alxamdulilah hadey geriyoytayna halkan   uga  🥰Please ku soo biir
14/03/2023

hooyo macaan hadey nooshahay
soo qor alxamdulilah
hadey geriyoytayna halkan
uga 🥰

Please ku soo biir

Ilaahow qof walbo igula saliya Nabigena Mohamed SCW wuxuu jecel yahay sii ❤️🤲.  oo walaalahaaga muslimkaa gaadhsii
14/03/2023

Ilaahow qof walbo igula saliya Nabigena
Mohamed SCW wuxuu jecel yahay sii ❤️🤲.

oo walaalahaaga muslimkaa gaadhsii

hooyo macaan hadey nooshahay  soo qor alxamdulilah hadey geriyoytayna halkan   uga  🥰Please ku soo biir   studio boram
14/03/2023

hooyo macaan hadey nooshahay
soo qor alxamdulilah
hadey geriyoytayna halkan
uga 🥰

Please ku soo biir studio boram

𝗔𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗞𝘂𝘂 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝗼 𝗛𝗼𝗼𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗻.😪❤️   #𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄𝗧𝗵𝗶𝘀𝗽𝗮𝗴𝗲Faafinta Dacwada diinta islamka
14/03/2023

𝗔𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗞𝘂𝘂 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝗼 𝗛𝗼𝗼𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗻.😪❤️
#𝗙𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄𝗧𝗵𝗶𝘀𝗽𝗮𝗴𝗲
Faafinta Dacwada diinta islamka

Address

Awdal
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Picolo studio booram posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Picolo studio booram:

Share