Hon Shirdoon dheere

Hon Shirdoon dheere left street

06/11/2024

WAXAAN BAAQ NABADEED UDIRAYAA CIDKASTA OO ISKU HAYSA DEGAANKA (KIBIR WEERAR) EE DEGMADA XINGALOOL
WAA IN LAGA FOGAADAA WAXKASTA OO KEENIKARA GACAN KAHADAL IYO KHILAAF HOR LEH
KHILAAFKA KADHEXEEYA GANACSADE MAALGASHANAYA DEGAANKIISA IYO DADKA RIYID AH OO FIKIR AHAAN UGU HORYIMID WAXAA HAWSHAA XALINTEEDA ISKA LEH GOLOHA DEGAANKA EE DEGMADA XINGALOOL FADLAN HANALAGU IXTIRAAMO XALINTEEDA

Waxaa caawo ii muuqatay in madaxwayne uu soolaabanayo Dadka Dalka kamaqnaa ee aan fursad uhelin inay cardka qaatan fadla...
13/10/2023

Waxaa caawo ii muuqatay in madaxwayne uu soolaabanayo
Dadka Dalka kamaqnaa ee aan fursad uhelin inay cardka qaatan fadlan madaxwayne waa in lasiiyaa fursad ay kuhelaan

Aniga oo kamid ah xildhibaanada golaha degaanka ee kusoobaxay codka shacabka Wuxuu xaq iyo sharci uleeyahay ururada Kala...
13/09/2023

Aniga oo kamid ah xildhibaanada golaha degaanka ee kusoobaxay codka shacabka Wuxuu xaq iyo sharci uleeyahay ururada Kala duwan aan kaboobaxnay inay midoobaan kuna heshiiyaan hogaanka degaankasta waan soodhwaynaynaa waxkasta oo ururka uu u arko dantiisa

Warangali waa inay sooqàtaan daalimkan iyo waxa lasocda ee kudhuumaalaysanaya dbulkeena waxay into tahay Damir xumo in a...
26/08/2023

Warangali waa inay sooqàtaan daalimkan iyo waxa lasocda ee kudhuumaalaysanaya dbulkeena waxay into tahay Damir xumo in aan laascaanood kudhinto kii idilayeyna deegaankayga kudhuumanayo
KAKACA MEESHA OO KUCIBAADAYSTA DAALIMKA

Waa mid kamid ah shaqo maalmeedkayaga Qurxi oo dayactir gaarigaaga nooc kasta oo uu yahay
22/10/2021

Waa mid kamid ah shaqo maalmeedkayaga
Qurxi oo dayactir gaarigaaga nooc kasta oo uu yahay

Najax work shop waxay diyaar idiin latahay inay qanciso macmiisheeda qaaliga ahWAA MID KAMID AH SHAQO MAALMEEDKAYAGA
06/10/2021

Najax work shop waxay diyaar idiin latahay inay qanciso macmiisheeda qaaliga ah
WAA MID KAMID AH SHAQO MAALMEEDKAYAGA

Kuraaxayso gaadhi kuu qalma oo aad kuqanacsan tahay
25/08/2021

Kuraaxayso gaadhi kuu qalma oo aad kuqanacsan tahay

Shaqo Wacan
03/06/2021

Shaqo Wacan

Address

One
Boosaaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Shirdoon dheere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hon Shirdoon dheere:

Share