Axmed aadan maxamed

Axmed aadan maxamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axmed aadan maxamed, Shopping & retail, Borao sheikh, Berbera.

16/12/2021

Magaceygu Waa....
" Nasteexo maxamed cabdullhi.
Waxaan jiraa 25sano sanadkan ayaan 26ka geli rabaa haddii Aan nolol ku gaaro.
Waxaan Kugu dhaariyay` Allaah Xanuunada Keena Dadkana Ka Caafiya.

Waxaan fariinteydaan kaaga dhigaay mid Qoortaada gashan Oo Amaano Kugu ah.
Saacdan ay Ku soo gaartay laga bilaabo ilaa Qiyaamaha ka dhaco.

Markad furto fariintaan Aad aqrisato ilaah baan kugu dhaarshaye sii faafi

Hadda ka hor Waxaad halkaan uga duceyseen Hooyadey safiyo Oo La Xanuunsanaa Cudurka dilaaga ah Ee Cancerka.
Wayna ka caafimaaday ducadiina Uu rabbi idiinka aqbalay darteed Alxlh.

Maanta aniga ayuu Xanuunkii igu dhacay gaar ahaan Aniga Waxaa iisii dheer Cancerka maskaxda galo ayaa igu dhacay 😭.

Salaadaha si Caadi ayaan u Tukadaa inkastoo mararka qaar aan miir beelo Daawo kasto Waa isticmaalay Aan ka aheeyn daawada ducadiina Oon Maanta soo doontay.

Xaaladada Allah Hagaajiyo Towxiidkana Allaah kugu dilo
jannada booskaaga allaah kaaga dhigo

Maanta Hadaad ducadiina iigu kala harin Waana Soo sheegi doonaa Hadba Heerka uu igu gaaro Xanuunkan i haya.
Haddaan dhintana Cafis iyo masaabax iyo naxadiis rabbi ii soo weeydiiya Dhaamantiin Allah idiin jeclaado.πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ‘‡.

walaal Aduunka wax la isku yahay ii soo ducee fariintaydana sii faafi walaal😭😭 SHARE Dheh.

Abdihakiim.

Address

Borao Sheikh
Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed aadan maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share