CaliSamatar Mire 2021

CaliSamatar Mire 2021 Salaaxudiin Supermarket, waa Dukaan Cajiib ah oo aad ka heli karto Wax walba ood u baahato

24/12/2021

Hello jaceeyloow,
Garqaado jaceeyloow,

Alla dumarku u nugulaa jaceeylka,

Waxaan   wanaagsan Idinka soo leeyahay    Dhulkii  beeraha iyo WEBIYADA
23/12/2021

Waxaan wanaagsan
Idinka soo leeyahay
Dhulkii beeraha iyo WEBIYADA

22/12/2021

🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

Goorta  aad dhimaheeyso Laguu sheegi maaIntaadan shalaayin ma ashahaa datidoo,Ninkii  isla qabweeynoow oo dadka quursado...
20/12/2021

Goorta aad dhimaheeyso
Laguu sheegi maa
Intaadan shalaayin
ma ashahaa datidoo,

Ninkii isla qabweeynoow oo
dadka quursadoow, qabriyaad
geleeysaa oo qiyaamaa ku sugaa.

Wixii aansameeynaa na loo soo qoraa
Afkiiyaa isqabsaa, Gacmihiiyaa qiraa,
Allow xaqa nagu toosi:

17/12/2021

Ma jeclaan laheeyd inaad
Halkaan u dalxiis tagto,

16/12/2021

Waa muuqaal dareen murugo leh
Xambaarsan,

Aabe soomaaliyeed oo loo raadinaayo
Cid qaadata Oo xanaaneeysa maadaama
oowsan laheeyn Wax caruur ama ehel ah:

Fadlan ka qeeyb qaado caawinta
aabahaan Soomaaliyeed:

15/12/2021


Waa shaqsiga ugu taajirsan
Dhamaan qaarada
ee ka kooban 54 doowladoow

Sidoo kalena waa qofka 21aad ee dunida
Oo dhan ugu taajirsan, waxoowna u dhashay
Dalka :

Muqdisho iyo murugo joogtaa😭😭😭😭😭Waxeey ahaayeen  dhalinyaro mustaqbalka SOOMAALIYA Macno weeyn u sameeynayey😭😭😭😭😭😭😭😭Waa ...
02/12/2021

Muqdisho iyo murugo joogtaa😭😭😭😭😭

Waxeey ahaayeen dhalinyaro mustaqbalka
SOOMAALIYA Macno weeyn u sameeynayey😭😭😭😭😭😭😭😭

Waa Sawir murugadiisa wata😭😭😭😭😭

Innaa lilaahi wa innaa ileeyhi raajicuun😭😭😭😭😭😭😭😭😭

28/11/2021

Wllhi waa murugo iyo
calool xumo,😭😭😭😭

Aaway dadkii muxsiniinta ahaay
Ee allaah wax siiyay,

Address

Afgoye

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CaliSamatar Mire 2021 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share