Ali abdi naasir

Ali abdi naasir Wariye

15/10/2024
Machadka ahlu-islaam 2024 waa machad online ah lagu barto culuumta shareecada qaybaheeda kala duwan sida :1: Xifdinta qu...
13/04/2024

Machadka ahlu-islaam 2024 waa machad online ah lagu barto culuumta shareecada qaybaheeda kala duwan sida :
1: Xifdinta qur'aanka kariimka ah
2: Hingaada qur'aanka
3: Barashada faniyada culuumta shareecada islaamka sida, culuumta Qur'aanka, culuumta luuqada, culuumta xadiiska iwm
4: Aasaaska iyo dhisida culuumta maadiga ah..

Hadafkeenu waa jiil ku hubaysan aqoon waxtarna uleh bulshada insha allah ..

Diwaangalinta sanad dugisiyeedka waxay ka bilaabmaysa 12/4/2024_waxayna ku egtahay 1/6/2024 insha allah
ka faidaysi wacan wixi faahfahin ah kala xirir

252-615714547
252-618891703

Sebastian Haller stuff. 🤌🇨🇮
12/02/2024

Sebastian Haller stuff. 🤌🇨🇮

Markii xoolaha mawliidka laqalo Dadka ugu badan oo cuna  bac madowda ku qaata waa Wahaabiyada iyo naagahooda.     Masaaj...
24/09/2023

Markii xoolaha mawliidka laqalo
Dadka ugu badan oo cuna bac madowda ku qaata waa
Wahaabiyada iyo naagahooda.

Masaajidkana way ka qayliyaan
Guryohoodana. Waa ku cunaan

Anagu waynaynta suubanaha  iyo mowliidka dayn mayno       wahaabiyana.     naxdin qaylo iyo oohin dayn mayso
24/09/2023

Anagu waynaynta suubanaha iyo mowliidka dayn mayno wahaabiyana. naxdin qaylo iyo oohin dayn mayso

sheekada.   Xiritaanka aaladahaan.    Waa khiyaano.     Waxaa dadka looga mashquulinyaa.      Bahdilka iyo caburinta bee...
21/08/2023

sheekada. Xiritaanka aaladahaan. Waa khiyaano. Waxaa dadka looga mashquulinyaa. Bahdilka iyo caburinta beesha jareer wayne

18/07/2023

Subax wanaagsan

17/07/2023

Wlle. Allh xasuuso. Mar walbe.

Sheekh bashiir mcln cabdulaahi    allh cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo.   Aabe
17/07/2023

Sheekh bashiir mcln cabdulaahi allh cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo. Aabe

Maryama Cali  waa gabar maqalka la' oo kunoolayd Dalka Ingiriiska , Muqdisho ayeey ku aqal gashay iyadoo arooskooda noqd...
17/07/2023

Maryama Cali waa gabar maqalka la' oo kunoolayd Dalka Ingiriiska , Muqdisho ayeey ku aqal gashay iyadoo arooskooda noqday mid Si Qurux Badan udhacay.

Alle ha Isku barakeeyo.

Address

Vcabdu
Adado

Telephone

+252619553381

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali abdi naasir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share