09/01/2024
Muuse Biixi waxa uu ugu tala galay in Gobolka Awdal noqdo meel Cadawga somalyeed Ethoipa Dagaal iyo gumaysi kabilaabmo taas oo wakhti dheeraan qaadan doonta
Reer Aqadal Maxaad qabanaysaan intuu cadawgu cagta soo dhigin xeebihiina maad talaabo qaadaan
1, Maad kudhawaaqdaan ka bixitaanka maamulka somaliland ee lugooyadaa
2, maad is hubaysaan cadawga hortii
3,maad shirwanyne qabataan somaloo dhan ah
Aad ka codsanysaan in maamulka muuse biixi la idinka qabto
4, dhalinyaradu talaabo ha qadan ay ku dufacayaan dhulkooda