18/10/2022
DEG DEG
Xaalka maamulka buntland oo cirka isku shareeray Deni oo weerar cir iyo dhul ah kusoo qaaday kooxda aaran jaan xaalka garoowe saaka waa bandow luuq kastana cabdi bile gawaarida gashaaman ayaa ku go.an
Ciidanka ayaa tan iyo shalay galab ilaa xalay ku qul qulayay Garoowe iyadoo ula jeedku yahay in lagu xasuuqo markaan kooxda aaran jaan
Deni ayaa xalay sheegay in uu Maxbuus siyaasadeed ahaa 3-dii sanno ee lasoo dhaafay hadana uu doonayo in uu cagta mariyo kooxda aaran jaan
Lamagaranayo sababaha hadda keenay in ciidamadan lageeyo Garoowe, iyadoo mudo xileedka deni halsano ka dhiman yahay, uuna qorsheynayo Hanaanka Dimuquraadiyadda oo laysku khilaafsan yahay. Inuu xoog kumeel mariyo ama dhiig fara badan uu daadiyo sidii horay looga bartayba