Darul-ilm Centre

Darul-ilm Centre Learn Quran with Somali Citizens Online Quran Teaching Academy. We Provide Quran class 5 days a week.
(1)

22/04/2023

Ciid Wnaaagsan Dhamaan Muslimiinta Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed Farxad ku ciida ilaahayna ha ina ka aqbalo acmaasha wanaagsan

22/04/2023
27/03/2023

Ku barbaari Carruurta yar yarkaa Barashada Qur’aanka iyo Salaadda ❤️☪️

25/03/2023

Qur’aanka Calamadaha Kujira

Asc wr wb dhamaan walaalaha ku xiran page-kaan iyo kuwa uu gaari doono postigaan.Ramadan Mubarak ilaahay ha inaka aqbalo...
23/03/2023

Asc wr wb dhamaan walaalaha ku xiran page-kaan iyo kuwa uu gaari doono postigaan.

Ramadan Mubarak ilaahay ha inaka aqbalo Acmaasha wanaagsan hana inaka yeelo kuwa ka faa’iideysta Kheyrka iyo barakada bishaani leedahay intaas kadib Somali Citizens Online Quran Teaching Academy waxay u baahan tahay Afar Macallin Qur’aan oo ka mid noqda Macalliniinta Qur’aanka kariimka ah bixisa.

Shuruudaha laga rabo macallinka

1. Inuu Soomaali yahay (Sharcina haysto)
2. Inuu Tajwiidka Qur’aanka si fiican u yaqaan
3. Inuu luuqadda English-ka fahmi karo (maadaama ardeydu u badan tahay Qurbe joog)
4. Inuu diyaar u yahay imtixaan lagu hubinayo macallinkaas/macallimadaas
5. Inuu Macallinkaasi/Macallimadaasi diyaar u tahay heshiis lix bilood ah

Dhammaan shakhsiyaadka danaynaya waxay farriin noogu soo diri karaan messengerka page-kaan ama emailka si aan ula soo xiriirno.

Fadlan Sii Share garee oo la wadaag Asxaabtaada

Bisha Ramadan Xoogga Saar Barashada Qur’aanka Kariimka ah inShaa’Allah
21/03/2023

Bisha Ramadan Xoogga Saar Barashada Qur’aanka Kariimka ah inShaa’Allah

21/03/2023

online quran teaching iska diwaan gali bisha ramadan

asc Somali mohamed salan kadib qofwalba mesha uu jogo ilahay haku amaansado wax sogalaysa bashii baraysnayd ee ramadan i...
21/03/2023

asc Somali mohamed salan kadib qofwalba mesha uu jogo ilahay haku amaansado
wax sogalaysa bashii baraysnayd ee ramadan ilahay nabad ha inga gaarsiiyo hana inogu dhameyo
barakada bishan in aan ka faaidaysano ayaan is xasususinayna
Qur'an aqris iyo cibaadoyinka kalaba. quran subcis diyar so dhawada

Address

Kuala Lumpur
53300

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darul-ilm Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Darul-ilm Centre:

Share