Mader Abdullahi sagar

Mader Abdullahi sagar Aad ayad uma xasantihin

06/08/2022

Hogaamiye wanaagsan.

Hordhac
Hogaamiye wanaagsanbaa hormar lagu gaaraa,
Hagaagsanaanbaa heer iyo himilo lagu tiigsadaa.
Waxa aan halkaan oga faaloonayaa waxa uu yahay hoggaamiyaha wanagsan, maadaama bulsha kasta ay ubaahantahay hogaamiye isku duwa OO toosiya noloshooda iyo hurumarkooda.

WAA MAXAY HOGAAMIYE WANAAGSAN?

Hogaamiyaha wanaagsan waxa uu leeyahay tilmaamo aad ubadan kuwaas oO uwanaagsan hadba deegaanka uu maamulayo iyo dadka uu hogaaminayo.
Tilmaamaha aanka xusi karno waxaa ka mid ah:
1:Inuu bulshada ka warqabo dhankastaba.
2:inuu kormeer joogta ah ka hayo xafiisyada bulshada loogu adeegayo
3:inuu ka fogaado ku danaysiga hantida guud.
4:inuu ka dheeraado waji garad, qabyaalad,kooxaysi IWM.
5:inuu si gooni ah oga taxadaro Ilaha dhaqaalaha dalka kasoo gala iyo sida loo maamulo.

MUHIIMADA HOGAAMIYAHA IYO HAWLAHA MAAMULKA.

Hogaamiyaha wanaagsan waxaa muhiim U ah in uu si joogto ah u akhriyo waxyaabaha ay daabacaan warbaahinta caalamiga ah ku waasi OO ka hadlaya bulshada uu hogaanka uyahay taasi waxay sahlaysaa inuu qanciyo bulshadiisa caqabad kastana uu meesha oga saaro haddii warbaahinada aduunku tabiyaan.

Waxaa kaloo muhiim ah in uu buuqashooyinka aan faa'iidada la hayn uu joojiyaan iyo ku ciyaarida waqtigiisa qaaliga ah iyo hantida Shacabka OO ah shay aduun iyo aakhiraba ciqaab leh haddii lagu ciyaaro.

CAQABADAHA MAAMUL XUMIDA.

Waxaa jira dhibaatooyin iyo caqabado ka Imaan kara maamul XUMIDA hogaamiyaha taasi OO Soo wajahaysa bulshada uu hogaaminayo dalka uu ka talinayo, iyo waliba ummadaha kale ee dariska la ah wadankaas.
Markaan hoos ufiirino caqabadaha Soo wajahay waxaa ka mid ah:

1:maciishada OO Dhibaato ka imaato.
2:Nabad galyada oO lunta.
3:kala danbaynta OO meesha ka baxda.
4: xafiisyada danta guud OO isku badala dan gaar ah.
5:kala saaray ku salaysan qabyaalad iyo kooxaysi.
6: xiriirka ummadaha kale kala dhexeeya OO luma.
7:khasaare ku yimaada ganacsiga mid yar iyo mid weynba.
8: Dar

25/07/2022

Saxiibada Noocaan ah wa inaad naftaada ka fogaysaa....!!

Inaad tahay qof Wanaagsan oo aanan qalbiga dadka wax ugu qaban ayaa keenaysa Mararka qaar inaad la saaxiibto saaxiibo Noloshaada god madow ku ridaya.

Hadii aad saaxiibka aad adiga leedahay uu Astaamahan leeyahay Ma'ahan kaas saaxiib....!!

1- Saaxiibka dadka hortooda kugu caynaya kugu bahdilaya waliba si uu ugu qosliyo dadka kale waliba si joogta ah u samaynaya ogaaw saaxiib wanaagsan ma lihid.

2- Saaxiibka marka aad guul gaarto waliba guul wayn aanan ku farxaynin markaad u sheegto waliba ku dhahaya waxaas miyaa wax wayn ah ku niyad jabinaya xaqiraya waliba guushaada.

3- Saaxiibka marka aad maqantahay gadaal kaa tooganaya wixii aad u sheegtana faafinaya oo aanan sirtaada kuu qarinaynin

4- Saaxiibka dhaleecaynta badan waliba tallaaba waliba oo aad qaado ku dhaleecaynaya mar waliba waxa uu ku fikirayaa saaxiibkan inuu ku dhaleeceeyo wax kaa sheego maanta dhan waxaa uu dhaleecaynayaa Muuqaalkaaga, Labiskaaga iyo dookhaaga waliba wax waliba oo adiga kugu saabsan kaas saaxiib ma ahan ogaaw.

5- Saaxiibka aanan dhanka wanaaga aanan kuu kaxaynin ee mar waliba dhanka sharta ah kuu kaxeeya salaadaha aanan ku fiicneyn, beenta badan, xanta badan waalidiintiisa aanan baari u ahayn kaas saaxiib ma ahan ugu dambayn adigana sidaas oo kale ayaad Noqonaysaa.

6- Saaxiibka jecel mar waliba inaad asaga uun garab istaagto meel waliba u raacdo caawiso wixii uu ubaahdo lkn markaad wax ugu baahato waji kale lasoo baxaya hadaad wax ka codsato iska kaa boojeynaya kaas ma ahan saaxiib dhab ah.

F.G: Ujeedkayga ma ahan kala fogaynta qofka aad saaxiibada tihiin lkn waa iftiimin iyo inaan kuu sheego qofka aanan u qalmin saaxiibtinimo dhab ah in lala samaysto.....!!

Qodobkee si gaar ah kuu soo jiitay.......?

Wali maku soo maray ama maku aragtay qof aad saaxiibo ahaydeen Astaamahaaas......!!

W/Q:madeer Kazi

25/07/2022

Qoysaskii ugu badnaa ee u dhashay beesha Hawiye ayaa isaga guuray Hargeysa kadib markii xalay iyo maanta Xabsiga loo taxaabay 223 qof oo u dhashay beesha Hawiye kuwaas oo la sheegay in loo masaafurin doono Muqdisho.
Maamulka Isaaq ee Muse biixi wuxuu h**ey fal nuucaana ugu kacay xilligii dagaalkii Yemen , waxaa la xasuustaa in qoysaskii Hawiye ee ka soo cararay dagaalka Yemen lagu celiyay Markabkii ay dulsaarnaayeen , halka Berbera loo fasaxay dadkii u dhashay Daarood, Isaaq iyo Samaroon. xitaa Yemeniyiintii ayaa la fasaxay.
Lama ogga cadaawada beesha Isaaq iyo Maamulka Muse biixi u qabaan beesha Hawiye.
Markii u dambeeysay Raysulwasare Rooble wuxuu Isaaqa u fasaxay lacag dhan 10 Milyan markii Suuqa Waaheen gubtay halka ganacsatada Banaadir siiyeen lacag dhan 2 Milyan.
Muqdisho waxaa ku nool boqolaal u dhashay beesha Isaaq ,waxeyna ku leeyihiin ganacsiyo waaweyn sida Dahabshiil iyo Somtel.
Sida muuqata Hawiye waxaa dhibkaas u horseeday ficil la'aantooda maxaa yeelay habeen h**e waxey Ciidanka Boliiska Hargeysa qabteen 7 qof oo ay ka mid tahay Gabadha caanka ah ee Sumaya Qurux.
Laba u dhashay Isaaq iyo Gabadh Majeerteen u dhalatay waa la sii daayay, afartii Hawiye Xabsiga ayaa la dhigay iyadoo si xun loo jirdilay.
MssWorld oo ah gabadha Hawiye ugu caansan waxaa lagu xiray Hargeysa kadibna dib ayaa Muqdisho loogu celiyay ?
KOL H**E , ODAYAASHA DHAQANKA HAWIYE WAXAA LAGA SOO CELIYAY GAROONKA DIYAARADAHA HARGEYSA , XILLIGAAS WAXEY U SOCDEEN INEY DIYO KA SOO BIXIYAAN NIN KU XIRAAY HARGEYSA?
Haddii aad Hawiye tahay maxaa kuu qorsheeysan ?
Hoos ku qor aragtidaada !!

23/07/2022

Asc dhamaan asxbt dadka jeacal wa akhriska so dhowada

23/07/2022

Asc

23/07/2022

Katie Schwartz, waa macalimad u dhalatay wadanka maraykanka dhigtana iskuul ku yaal magaalada denver ee wilaayada colorado, waxay aragtay inuu jiro farqi weyn oo u dhaxeeyo iyada iyo ardaydeeda!

Arrinta khatarta leh baa ahaa, in maalin walba ardayda iyo macalimadu sii kala fogaanayeen, taasoo ka dhigtay Katie Schwartz inay raadiso xal isugu soo dhaweynaya iyada iyo ardaydeeda, isla markaas waxay diyaarisay mashruuc ay ciwaan uga dhigtay " waxaan jeclaan lahaa, haddii ay macallimadaydu ogaado", wuxuu mashruucani ku salaysan yahay in arday walba loo dhiibo warqad
ciwaankeedu yahay " Maxaad doonaysaa inaan adiga kaa ogaado?! Katie Schwartz aad bay ula fajacday jawaabihii kasoo noqday ardaydeeda!
Mid ka mida ardaydeeda ayaa qoray; " Waxaan jeclaan lahaa inay macalimadaydu ogaado inaanan haysan saaxiibo aan la ciyaaro"!

Mid kale wuxuu qoray; " Waxaan jeclaan lahaa inay macalimadaydu ogaado sida aan aabahay ugu xiisay, maalin walba qolkiisa ayaan tagaa kamana helo, mana heli doono, waxay tageen mexico, waxaan noqon doona aabo la'aan weligay!

Ardayad kale ayaa qortay; " Waxaan jeclaan lahaa inay macalimadaydu ogaado inaan guriga ku haysan qalimaan aan kaga shaqeeyo casharada"!

Ardaygii afaraad wuxuu qoray; " Waxaan jeclaan lahaa inay macalimadaydu ogaado inaan maalinta oo dhan caawiyo walaashay oo indho la' "!

Mid ka mida ardaydii ayaa ugu jawaabtay su'aashii macalimada iyadoo leh; " Waxaan jeclaan lahaa inay macalimadaydu ogaado in aabahay iyo hooyaday isku buuqaan iskuna dagaalaan guriga, waan necbahay ku noqoshada guriga iyo tegitaanka iskuulka, waxaa lay waydiin doonaa casharo aan dersin"!

Jawaabaha ay bixiyeen ardaydu, waxay ahaayeen kuwo daacad ah, waxayna fure u noqdeen macalimadooda Katie Schwartz, taasoo raadisay inay ogaato dhinaca qarsoon ee nolosha ardaydeeda, waxayna ka caawisay kuna dadaashay inay si tartiib ah, ugu soo laabtaan nolosha waxbarashadooda.

Waxay booqatay guryaha ardaydeeda, waxayna bilawdey inay taageerto wixii lugu daaweyn karo dh

13/05/2022

Aac

29/01/2022

ASC

ASC WAN IDIN SLAMAY
28/12/2021

ASC WAN IDIN SLAMAY

Address

Dadaab Refugee Camp
Nairobi
OKAY

Telephone

+254792609516

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mader Abdullahi sagar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share