Bahjo Hassan

Bahjo Hassan ku so dhawow dawo herbal ah

18/07/2023

Coffee laga yabay tayadisa Ayaan idin haya so dhawada

13/06/2023

Kuso dhawoow daawo tayo la hubo leh dad badana anfacday igala so xariir 0717 224721

08/06/2023

Hadii uu bawaasir ku dhibay nooca uu doona ha ahaade so dhawaw wll xalkede ban haynaa 0717 224721

07/06/2023

Xaqiiq waxa qof ki isticmaalo wax soosaarkeena inu isbadal dhab ah la kulmayo so dhawada walalayaal 0717 224721

05/06/2023

Masha Alah wa mid ka mid ah macamisheena oo isticmaashay wax so saarka shirkadena kadib ilahy cafimaad ku siyay so dhawoow adna macmiil ilahy ba dawo hayo anagana dadaalki ban hayna
Iga so xariir 0717 224721

04/06/2023
04/06/2023

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku OO dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

WhatsApp +254 717224721

20/04/2023
Haddii aad tahay bukaan qabo cudurka macaanka waxaan kuu haynaa makiinadda, cabirka sonkorta, haddii aad u baahan tahay ...
20/04/2023

Haddii aad tahay bukaan qabo cudurka macaanka waxaan kuu haynaa makiinadda, cabirka sonkorta, haddii aad u baahan tahay fadlan nala soo xiriir. 0717 224721

Waxaan idin haynaa daawo herbal ah oo si fudud kaaga ridayso culayska jirka, daawo tayo sare leh oo la tijaabshay. Fadla...
18/04/2023

Waxaan idin haynaa daawo herbal ah oo si fudud kaaga ridayso culayska jirka, daawo tayo sare leh oo la tijaabshay. Fadlan nala xiriir. 0717 224721

Haddii aad la dhiban tahay xanuunka gaaska waxaan kuu haynaa dawo tayo sare leh oo tijaabo martay fadlan nala soo xiriir...
16/04/2023

Haddii aad la dhiban tahay xanuunka gaaska waxaan kuu haynaa dawo tayo sare leh oo tijaabo martay fadlan nala soo xiriir. 0717 224721

15/04/2023

Haddii aad dareemayso xanuunada sawirka ka muuqdo waxaan idin haynaa daawo herbel ah oo tayadeedu sareeyo fadlan nala soo xiriir 0717 224721

Address

14 Street
Nairobi

Telephone

+254717224721

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bahjo Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bahjo Hassan:

Share