19/11/2022
Kusoo Dhawoow Small Heath Mall Waxaad ka heleysaa dhamaan agabyada aad u baahantahay sida dharka noocyadiisa kala duwan dumar, rag iyo carruurba, kabaha, boorsooyinka kareemyada, dahabka, kaarbetyada ama roogaga iyo kuwa kaloo aad u tiro badan.
Waxa kalood ka heleysaa kafateeriya aad ka helysid cuntooyin iyo cabitaano nooc walba leh iyo dawaarlayaal dharkaaga Kuugu toloya si casri ah
Intaas waxaa dheer in badeecooyinka smallhealth mall aad ka iibsan kartid online iyadoo weliba qiimaha uu yahay mid aad u jaban.