10/02/2020
SAHAR Tabar waa Gabadh 20 jir ah oo u dhalatay dalka iran waxayna 50 jeer qalin ku samaysay wajigeeda si ay ugu ekaato naagta caanka ah ee angalina Jolie hasa ahaatee ugu danbaytii waxa ay ku ekaatay Zombie
sawirka dharka gaduudka sidato wa markii h**e marka madawga sitana wa markii danpe
police ka iran ayaa xabsiga u taxaabay markii lagu soo eedeeyay dhaqan xumo in ay dhalinta wadankaasi iran u horseedayso iyo waliba in ciyaalka iran ka cabsanayaan wajigeeda sida illaahay udooriyay
fadlan like saar PaGe ka comment share Dheh si mar wlba noola wadaagtid qisooyinka