Abdiqani caydid

Abdiqani caydid Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdiqani caydid, Shopping & retail, abdiqanic0743@gmail. com, Addis Ababa.

ASBAABAHA KEENA HAARAHA WAJIGA(MALESMA)IYO SIYAABAHA LOO GOYN KARO.Maalnta waxn rabaa in aan ka hadlo dhibatada ka haysa...
22/01/2023

ASBAABAHA KEENA HAARAHA WAJIGA(MALESMA)IYO SIYAABAHA LOO GOYN KARO.

Maalnta waxn rabaa in aan ka hadlo dhibatada ka haysata dumarka haaraha wajiga iyo waxa goyn kara,waxan jecleystey in aan uyara uyara faah faahiyo si ay uga yara faaideystan dumarka oo dhami.
Hadaba haaraha ayaa ah kuwa kudhaca dumarka aduunyada oo dhan 70%,kuna yimada xaalado kala duwan,sida dumarku markay uurka leeyihin harahaas oo loo yaqan "melasma" ,ama qofka oo xanuunsada,cadceeda oo disha jidhka iyo qaar kale ,se maxaa sababa?
Jidhkeenu wuxuu uqaybsamaa laba lakab oo loo yaqan "epidermis"iyo "derms"
Jidhka loo yaqan epidermis oo ah lakabka ugu sareya jidhkena, ayaa waxa ka hooseya unugyo loo yaqano"melanocyte"unugyadan oo sameya wa iyaga loo yaqano"melanin" oo ah unugyada jidhka baniaadmka siiya midabka timaha ,jidhka iyo unugyada.
Unugyadani waa kuwo la shaqeya maskaxda
Dr abdiqani caydid

29/12/2022

Xigmada maanta
Sir haween lama gaadho!!!!!!!

28/12/2022

Bararujinta dad dadyowga reer ethiopia by Dr abiy ahmed

28/12/2022
18/12/2022

Waxa aan ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay Aqalka Cad halkaas oo aan kula kulmay Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden.

Waxa aan la wadaagay Madaxda iyo diblumaasiyiinta Maraykanka, xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Khawaarijta ah anigoo xusay guulaha wax ku-oolka ah ee ay gaareen Ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya bulshada deegaannada ay kuu dhuumaaleysanayaan argagixisada Khawaarijta Alshabaab.

18/12/2022
18/12/2022

Qisadani waa mid ku dhacday walasheen sacada

14/12/2022

Xikmada maanta
Labada tiro ee ku xardhan baabacoyinkeena gacmaha maxaad ka taqaanaa .
Ila daawo

Address

Abdiqanic0743@gmail. Com
Addis Ababa

Telephone

+251915440743

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiqani caydid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share