GARALESTAR24Tv

GARALESTAR24Tv Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von GARALESTAR24Tv, Gartencenter, Stuttgart.

24/05/2019

General mashallah noooolooooow

Odo name in lale hufiduri lalaa galaaaa
19/05/2019

Odo name in lale hufiduri lalaa galaaaa

Odo gutane isani naqane in gutaten oromo
19/05/2019

Odo gutane isani naqane in gutaten oromo

Odu mata name in lele mata Kaki heki lale
19/05/2019

Odu mata name in lele mata Kaki heki lale

19/05/2019
Asc wr wbk qeeramesa jerituuuuu
18/05/2019

Asc wr wbk qeeramesa jerituuuuu

War deg deg: 16/05/19, Wareysi ay la yeelatay joornaalka ka soo baxa Addisababa ee Addis Standard Madaxweynaha ku meel g...
18/05/2019

War deg deg: 16/05/19, Wareysi ay la yeelatay joornaalka ka soo baxa Addisababa ee Addis Standard Madaxweynaha ku meel gaadhka Mustafe Omar ayaa u sheegay in wadan aysan suuro gal aheyn in uu lahaado ciidan federaal ah iyo ciidan degaan oo liyuu booliis ah, Wariyaha ayaa waydiiyay ma waxaad leedahay hala baabi’yo liyuu booliiska wuxuu yidhi haa sida oogu dhakhsaha badan, halkaa maxaa kaaga soo baxay in Mustafe Omar in uu fulinayo khudbadii Lemma magarse ee uu yidhi dawlad degaanka somalida waxay haysatay 55,000 oo ciidan ah oo si fiican loo tababaray raashin fiicana la siiyay dagaalna loo diyaariyay, hadii aan dagaal ku qaadi laheyn k**a aanaan guulaysaneyn, marka waxaan isla qaadanay ayuu yidhi in madaxdooda la soo xisho iyagana xeryo lagu xareeyo ka dibna hubka laga qaado Lana kala diro.

Mustafe ayaa yidhi “Khaladkii ugu weyna ee lagalay waxaa kamid ahaa in la sameeyay Ciidamada gaarka ah ee Dawlad Deegaanada.”

Hadaba Mustafe Omar mashruucii Lemma magarse ayuu qirtay in uu fulinayo, oo uu yidhi haa liyuu booliiska oodhan ee qawmiyadaha hala baabi’iyo , qawmiyadaha kale looma jeedo qawmiyada larabo in la baabi’iyo ciidankeeda waa somalida, waxaan la soconaa in oromo ay 2 bilood ka hor ay ciidan liyuu booliis ah oo gaadhaya 6,000 ay tababar u soo xidhay, hadana ay ciidan cusub qoranayaan, cafartuna sidaasoo kale waxay qorteen ciidan cusub ciidankii somalida ee liyuu booliiska laga dhigay hawl gab ayna ilaa Aug 2018 ay xeryo ku xareysanyihiin.

Sideed u aragtaa hadalkaa Mustafe Omar uu leeyahay waa in sida oogu dhakhsaha badan loo kala diraa ciidamada liyuu booliiska ee qawmiyadaha, qawmiyada loo jeedo in ciidankeeda lakala dirayo waatee?

Accident at Mdr Car of county government roled at Hareri,among injured is Alimaqar and debuty county secretary,injured t...
17/05/2019

Accident at Mdr Car of county government roled at Hareri,among injured is Alimaqar and debuty county secretary,injured taken to Mdr Hospital

Adresse

Stuttgart

Öffnungszeiten

Samstag 09:00 - 17:00
Sonntag 09:00 - 17:00

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von GARALESTAR24Tv erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie