Aqoon korsi

Aqoon korsi WAXNA IGA BARRO WAXNA IBAR

02/01/2024

Akhirso๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Waxaad maanta samaynayso marka aad uga qiyaas qaato mustaqbalkaga danbe waxaad noqon doonto, Waxay noqonaysaa labadan qodobab mid kamida ah:-
1) Qof sameeyey waqtigisii tagay wixii ugu wanagsanaa ee ugu mudnaa inuu sameeyo isla waqtigaa, haddana ku raaxaysanaya midho dhalkii ficiladdiisii wanagsana amaba ugu yaraan aan ka qoomamaynay waqtigaa uu soodhaafay.

2) Ama taas aynu kor kusoo xusnay cagsigeedda waxaad noqondoontaa qof aan sameyn waqtigiisii soodhaafay wixii ugu mudnaa ee ay ahayd inuu sameeyo lana nool waqti xaadirkaa murugo iyo ka qoomamayn tagtadii dhaafatay, kasii darane aan wali garowsan halka ay sartu ka qudhansantahay, nasiib darose taas ayay bulshadeena ubadantahay!

Bal adba iswaydiiyoo ficilladda aad sameyso hadda mano qonayaa ku kugu haga nolol denbeeto oo wanagsan?! Haday jawaabtaadu tahay "Haa" fariguudh, laakiin hadday jawaabtaaddu tahay "Maya" is dabo qabo walal haddad dhowdahaye.

11/10/2022

โ–ถ๏ธŽโ—โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ 1:37
Dhagaysta walalayaal๐Ÿคฃ

09/07/2022

VIDEO GII UGU HOREEYAY EE NIN LAGA SOOQARXIYAY

SONIYA UDAAAWA GABDHOW๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

08/29/2022

Gabdho Qurux Idinkuma Yaree
Qoraxda Africa Idin Disheyy๐Ÿ˜‚โœ‹

Commen tiga ku sooqor bettery gaga inta uu Hadda marayo๐Ÿ˜…
07/09/2021

Commen tiga ku sooqor bettery gaga inta uu Hadda marayo๐Ÿ˜…

๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜†๐—ฎ๐—ฟ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ผโ“๐€-scapula๐-Sternum๐‚-Tibia๐ƒ-Radias๐„-stapes๐…-UlnaAma na...
05/28/2021

๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜†๐—ฎ๐—ฟ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ
๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ผโ“

๐€-scapula
๐-Sternum
๐‚-Tibia
๐ƒ-Radias
๐„-stapes
๐…-Ulna

Ama nagu wac qof lafaha si fiican u garanaayo.

Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo. Isk...
05/03/2021

Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo.
Isku day talaabooyinkan aasaasiga ah oo la hadal dhakhtarkaaga ama kalkaalisada si aad u heshid talo dheeraad ah.

Ha isticmaalin wax ah dawooyinka la iska iibsan karo warqad dhakhtar la'aan ama dhir/geedo adiga oo aan marka h**e la hadlin dhakhtarkaaga.

Waa Muhiim in aad dhakhtarkaaga si joogta ah ula xariirtid.

dhibaatooyinka ugu caansan ee la soo dersa haweenka uurka leh waxaa ka mid ah:

# Walac (Morning Sickness)
# Daal (Fatigue)
# Hurdada oo dhib ah (Trouble Sleeping)
# Cirib dhiigid (Bleeding Gums)
# San cabur iyo san-goror (Epistaxis & Nose stuffiness)
# Danqasho naaska ah (Tender Breast)
# Laabjeex (Hearburn)
# Bararka gacmaha iyo cagaha (Swelling of Hands and Feet)
# Kaadi badni (Polyurea)
# Calool-adag ama Shuban (Constipation or Diarrhea)
# Baabasiir (Hemorrhoids)
# Dhabar-xanuun (Back pain)
# Maroojis Lugta ah (Leg Cramps)
Xidido Dhiig oo Bararsan (Varicose Veins)
# Dheecaan ilmo mareenka/farjiga ah(Vaginal Discharge)
# Madax-xanuun (Headache)
# Hergab/Ifilo (Cold/Flu)
# Xanuun Caloosha ah ama Qabashooyin (Abdominal Pain or Contractions)
# Dawakhmid (Dizziness)
# Isbeddelada Niyada ama Fikirka (Changes in Mood or Thinking)
# Jamasho cunto (Food Cravings)

Ayadoo intaa dhibaato soomartay una dheertahay Culeyska bilaha danbe iyo xanuunka foosha ayey hadana ilaabeysa marka ubadkeeda dhabta saarato oo ma moodid qof dhib soo maray subxaanalaah Allow hooyooyinkeen Abaalko jano ugu badal anagana naga yeel kuwa waalidkooda ubaari noqda(Aamin,Aamin)

Page Abdilaahi Azad

Page-ka like saar siaad uhesho maclumaad dheeri ah una noqoto qofka ugu h**eeyo ee kafaaideysta casharada aansoo gelino.mahadsanid

02/03/2021
01/24/2021

hada ka hor baa waxa dhacady mid sxpkya oo rer miyi ah baa xisab la baryey marka macalinkii ba ku yiri 5-3 maxa soo harayah kii rer miyiga ahaa wa fahmi wayay markas ba macalinkii wuxu yiri katag ana fahansiine
wuxu yiri macalinkii war hadii 5 laxad xero lagu xareeyo oo 3 boodo mesha maxa ku harayah๐Ÿ˜†๐Ÿคฃ sxpka kulaha macalin idahan ka aqaano maba kala haran kkkkk hadii mid bodo kuwa kalana k**a haran

wixi idaha yaqan wax un sara meshan๐Ÿ˜‚๐Ÿคฃ

TitanicTitanik waxaa uu ahaa markabkii aad ka u weyna oo aan Quusay qof walbana waxaa uu Layaab sanaa markabka awoodiisa...
01/13/2021

Titanic
Titanik waxaa uu ahaa markabkii aad ka u weyna oo aan Quusay qof walbana waxaa uu Layaab sanaa markabka awoodiisa iyo sida loo sameeyay
Ninkii sameeyay ayaa Lawaydi yay sida uu sen uquusi karin markab kani waxaana uu ku jawabay sidan
Waxaa uu dhahay ( xitaa ILaahy ma quusin karo markabkan) hadalkaa kadib markii ugu horaysay ee uu safar galo ayaa uu quusay markabkii ama gadoomay
Waxana ku geeriyo day komanaan dadda

Hadii aad kaheshay qisada markabken like share comment

ุณุจุญุงู† ุงู„ู„ู‡ โ˜๏ธ

Address

Hospital
London, ON
HOPINGHHK

Telephone

+252634932041

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoon korsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share