Ilays Adult School

  • Home
  • Ilays Adult School

Ilays Adult School Ilays Adult School waa xaruun waxbarasho ee dadka waaweyn, ahna midii ugu horeysey lagu hergeliyo deegaanada KGS.

wixii faah-faahin ah kala xirii: 614012529/618939266

โœจ Ilays Adult School  โœจ๐ŸŒ™ EID MUBAARAK ๐ŸŒ™Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaadhamaan ardayda, macalimiinta, waali...
19/03/2026

โœจ Ilays Adult School โœจ
๐ŸŒ™ EID MUBAARAK ๐ŸŒ™

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa
dhamaan ardayda, macalimiinta, waalidiinta
iyo bulshada Soomaaliyeed guud ahaan
farxadda munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga.

๐ŸŽ‰ Ciidan ciiddeeda kale ha inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
๐Ÿคฒ Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii.

๐Ÿ“š Ilays Adult School
โ€” Waxbarasho tayo leh, mustaqbal ifaya โ€”

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’  Schoolka Ilays in laga bilaabo *10-ka* dambe ee bisha Ramadaan uu schoolku gelayo fasax ku meel gaar ...
09/03/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’

Schoolka Ilays in laga bilaabo *10-ka* dambe ee bisha Ramadaan uu schoolku gelayo fasax ku meel gaar ah.

Soo laabashada iyo dib u bilaabashada casharrada *Qeybta habeenkii* waxay noqon doontaa *23-da* Maarso *Qeybta subaxdii 28 maarso* . Sidaa darteed, ardayda waxaa laga codsanayaa in ay waqtigooda fasaxa si wanaagsan uga faaโ€™iideystaan uguna faa'ideystaan acmaasha wanaagsan
isla markaana ay diyaar u ahaadaan marka dib loo bilaabayo waxbarashada.

๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป

๐ŸŒ™ Ramadan Mubarak dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan!    Ilays Adult School
17/02/2026

๐ŸŒ™ Ramadan Mubarak dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan!




Ilays Adult School

Jumco Mubarak
12/02/2026

Jumco Mubarak

29/01/2026

Waxbarta_aan_barwaaqo_gaarnee.

27/01/2026

Imtaxaanaadka Dhexe ( Mid-Term Examination ) sanad dugsiyeedka 2025-2026.

Ilays Adult School

ILAYS ADULT SCHOOL ๐ŸŽ“๐Ÿ“š Xarunta Waxbarashada Dadka Waaweyn  Imtixaanka Dhexe (Mid-Term Examination)Sanad Dugsiyeedka 2025 ...
25/01/2026

ILAYS ADULT SCHOOL ๐ŸŽ“
๐Ÿ“š Xarunta Waxbarashada Dadka Waaweyn

Imtixaanka Dhexe (Mid-Term Examination)
Sanad Dugsiyeedka 2025 โ€“ 2026

Waxaa si habsami leh u socda
Imtixaanka Dhexe ee Ilays Adult School.

๐Ÿ“– Dhammaan ardayda waxa aan u rajeyneynaa guul, dadaal miro-dhal ah iyo natiijooyin wanaagsan.

Guushu waa mid ay gaaraan kuwa adkaysta.

Ilays Adult School
Nagala soo xiriir:
+252 614 012529| +252 624 012529



JIMCO MUBARAK Ilays Adult School
22/01/2026

JIMCO MUBARAK

Ilays Adult School

18/01/2026

Qaar ka mid ah ardeyda Ilays Adult School, ayagoo kuguda jira xisooyinkooda

"๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป"   Waxa uu kuu suuro gelineyaa inaad dib u bilowdo h...
15/01/2026

"๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป"

Waxa uu kuu suuro gelineyaa inaad dib u bilowdo hayaan kaaga waxbarasho, adigoo shaqooyinkaaga sii wata.
๐๐š๐ซ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š, ๐๐ก๐ข๐ฌ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐›๐ž๐ซ๐ซ๐ข๐Ÿ“š
Ilays Adult School




๐—”๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป.Ilays Adult School Nagala soo xiriir:+252 614 012529| +252 624 012529     ...
06/01/2026

๐—”๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป.
Ilays Adult School

Nagala soo xiriir:
+252 614 012529| +252 624 012529



JIMCO MUBARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA MEEL WALBO AY JOGTAAN.......Ilays Adult School
01/01/2026

JIMCO MUBARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA MEEL WALBO AY JOGTAAN.......

Ilays Adult School

Address

Mogadishu Highway

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays Adult School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Shop?

Share