SuuqaTurkiga.com

SuuqaTurkiga.com Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SuuqaTurkiga.com, Shopping & retail, Aksaray, Aksaray.

Makiinadaha Jalaato TiptopWaxaan Dubai idiinka Haynaa Labo makiinadood oo Ganacsi fudud lagu bilaabi karo gaar ahaan dad...
16/12/2025

Makiinadaha Jalaato Tiptop

Waxaan Dubai idiinka Haynaa Labo makiinadood oo Ganacsi fudud lagu bilaabi karo gaar ahaan dadka leh meheradaha ardaydu ka adeegato ama Dukaamada dhexe. Makiinadahan ayaa soo saara Jalaato Qori Tiptop.

Makiinada Koowaad Maalintii 1920 Xabo Jalaato ayay soo saari kartaa waana 1200$

Makiinada labaad Maalintii waxay soo saari kartaa 3840 Xabo oo jaalaato ah qiimaheedu a waa 1790$

Comments Koowaad ka daawo qaabkay u shaqeeyaan qofkii Rabba inuu iibsado haka soo dalbado ๐Ÿ‘‰๐Ÿผ โ˜Ž๏ธ Whatsapp ๐Ÿ‘‰๐Ÿผ https://wa.me/905528257930

Fursada Wershadaha yaryarMuuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya warshad yar oo macaamiil badan dalka gudihiisa ku yeelan k...
21/06/2025

Fursada Wershadaha yaryar

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya warshad yar oo macaamiil badan dalka gudihiisa ku yeelan karta fursad fiicana haysata.

Daawasho Wacan

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa Warshad Ganacsato badan anfacaysa dalkii looga baahanyahay.

Dharka Ciidka Turkiga ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Ganacsatada iyo qofkii u baahan adeeg dharka Ciidka caruurta, Dumarka iyo Ragga waxaa la idiin ...
24/02/2025

Dharka Ciidka Turkiga ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท

Ganacsatada iyo qofkii u baahan adeeg dharka Ciidka caruurta, Dumarka iyo Ragga waxaa la idiin heli karaa model ladii ugu dambeeyay ee 2025 wershadaha dharku soo saareen.

Kasoo dalbo adoo kala xidhiidhaya Xafiiska Istanbul lambaradan

+905538309162 ama +905528257930

CAGAFYADA BEERAHA TURKIGA ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Waxaan maanta u ambo bixinay Caasimada Muqdisho, Cagafyada Beeraha oo uga adeegnay mid kami...
15/11/2024

CAGAFYADA BEERAHA TURKIGA ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท

Waxaan maanta u ambo bixinay Caasimada Muqdisho, Cagafyada Beeraha oo uga adeegnay mid kamid ah Macaamiisha SuuqaTurkiga.com iyo Somleaf Agri Service. Cagafyadu Waa Gaadiid muhiim u ah waxsoosaarka Beeraha, Diyaarinta Dhulka, Beerista, Gurashada Qudaarta, Daawaynta iyo nafaqo siinta Dhulka iyo adeegyo kaloo badan. InshaAllah waxaan maanta warbixin muuqaal ah idinka siin doonaa cagafyada aam Dalka Turkiga idinka ka hayno Gacmo furan xafiiska Istanbul aan idinku soo dhowayn doono.

Qaabka loo hirgeliyo Bacda Qarbad Dhaamka ee Biyaha lagu kaydiyoMuuqaalkan waxaan xog idinka siinayaa Qaabka Biyaha loog...
21/05/2024

Qaabka loo hirgeliyo Bacda Qarbad Dhaamka ee Biyaha lagu kaydiyo

Muuqaalkan waxaan xog idinka siinayaa Qaabka Biyaha looga faaidaysan karo Beeraha , Xoolaha iyo ganacsi ahaanba loogu kaydsan karo iyo Qalabka loo baahanyahay

Muuqaalkan waxaan warbixin idanka siinayaa Bacaha Qarbad ka ee ladhigo Dhaamamka iyo Baliyada biyaha lagu kaydiyo.

Agribusiness - Ganacsiyada Beeraha & Xoolaha 5 kamid ah Ganacsiyadan ayaan muuqaalkan idinkula wadaagaya
27/04/2024

Agribusiness - Ganacsiyada Beeraha & Xoolaha

5 kamid ah Ganacsiyadan ayaan muuqaalkan idinkula wadaagaya

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 5 nooc oo kamid ah Kuwa Beeraha iyo Xoolaha oo aad bilaabi kartaan. Agribusiness waa mid kamid Ganacsiyada maalqabeenada...

Caafimaadkaaga Gurigaaga ku Baadh Aduunka waxaa jirta Sanadkii hal mar in caafimaadka Guud la baadho si looga hortago xa...
20/04/2024

Caafimaadkaaga Gurigaaga ku Baadh

Aduunka waxaa jirta Sanadkii hal mar in caafimaadka Guud la baadho si looga hortago xanuuno qofka ku imaan kara hadaba dalkeena waxaa qaali ah Shaybaadhka, caqabadaas waxaa qayb lagu xalinkaraa adeegisa Self test kits oo ah Qaab qofka iyo Qoyskuba caafimaadkooda Guriga ku baadhi karaan hadii Positive soo baxo Shaybaadh u gudbi karaan.

Self test kit Badi wadanka lagama helo waana fursad shaybaad jaban guryuhu ku heli karaan inshaAllah Muuqaalkan faahfaahin daawo.

Halkan waxaan idinkula wadaagaya product caafimaadka waxtar badan u leh waa shaybaadh guri Self testing kit qofka iyo qoyskuba isku baadhi karaan waana adeeg...

Qaabka aad u bilaabi karto Maalgashiga ugu wanaagsan ee Soomali bilaabi karto iyo qalab loo isticmaalayo.
14/04/2024

Qaabka aad u bilaabi karto Maalgashiga ugu wanaagsan ee Soomali bilaabi karto iyo qalab loo isticmaalayo.

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa fursada maalgashi ugu wanaagsan ee bulshada Soomaaliyeed lacag ka heli karaan Suuq dibada ahna leh. Fursadan ayaa la dh...

MASHRUUC GANACSI OO 2024 BANAANwaxana muuqaalkan idinkula wadaagaya fursada kajirta in la helo shirkad soo saarta hilibk...
22/03/2024

MASHRUUC GANACSI OO 2024 BANAAN

waxana muuqaalkan idinkula wadaagaya fursada kajirta in la helo shirkad soo saarta hilibka digaaga iyo badeecadaha la xidhiidha oo dhamaan dalka dibadiisa laga keeno si loo hirgelin karo iyo qaybaha madhruucan ka koobanyahay.

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa mashruuc Hilibka digaaga oo ka banaan dalka madaama weli Brazil iyo wadamo fog fog hilibka digaaga laga keeno qaabk dal...

DHARKA CIIDKA CARUURTA 2024 ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ทMuuqaalkan waxaynu kusoo gudbinaynaa dharka ciidka caruurta ee bishan kasoo baxay wershada...
29/02/2024

DHARKA CIIDKA CARUURTA 2024 ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท

Muuqaalkan waxaynu kusoo gudbinaynaa dharka ciidka caruurta ee bishan kasoo baxay wershada Turkiga waa model 2024. Dharkan waxaa soo dalban kara Ganacsata Soomaaliyeed meelkasta Dunida ka joogaan.

Iska diiwaangeli whatsapp kan https://wa.me/905528257930Muuqaalkan waxaynu kusoo gudbinaynaa dharka ciidka caruurta ee bishan kasoo baxay wershada Turkiga wa...

27/02/2024

Dharka Ciidka SuuqaTurkiga.com

Waxaa magaalada Bosaaso soo gaadhay Safaradii dharka ciidka oo inoo fududaysay shirkadda Safaari Enterprise. Sidoo kale Arbaco waxaa Baxa Cargo Turkiga to Bosaso 1kg halkii kiilo waa $5.

Address

Aksaray
Aksaray

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SuuqaTurkiga.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SuuqaTurkiga.com:

Share