Mooral 24 TV

Mooral 24 TV madadaalo

29/01/2026

Somalia waxay u muuqaata meel burburaysa.

31/12/2025
26/12/2025

WAR DEG-DEG AH

Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya ayaa maanta galinkii dambe ka dhoofay magaalada Muqdisho (Xamar), iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in Imaaraadku ku dhawaaqi doono aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland.

Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo ay si cad u xaqiijiyeen labada dhinac, balse tallaabadan dhoofitaanka safiirka ayaa kicisay hadal-hayn xooggan iyo saadaal siyaasadeed oo cusub oo ku saabsan xiriirka gobolka iyo mustaqbalka aqoonsiga Somaliland.

Wararka ayaa intaas ku daraya in maalmaha soo socda la filayo isbeddello diblomaasiyadeed oo waaweyn, kuwaas oo saamayn ku yeelan kara xaaladda siyaasadeed ee Geeska Afrika.

Mooral 24 TV

26/12/2025

Dalalka USA🇺🇸 , UK 🇬🇧, Ethiopia 🇪🇹, South Sudan 🇸🇸, UAE 🇦🇪 , BAXREEYN🇧🇭 , Eswatini 🇸🇿, DENMARK 🇩🇰 ayaa la filayaa in ay ku Biiraan aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland ay ka Heshay israa’iil Maanta.

Sida ay xaqiijiyee Ila xoga gaali 27 December ilaa 31 December ayaa la filayaa in ay ku dhawaaqaan aqoonsiga Somaliland oo u muuqda mid aan cidi is hor istaagi Karin islamarkaana ka gudbay marxalad wax laga Qabto.

Mooral 24 Tv

Saynisyahanno Shiinees ah ayaa daaha ka rogay inay heleen daawo suurtagal ah oo lagu daweeyo nooca 2-aad ee macaanka (Ty...
07/07/2025

Saynisyahanno Shiinees ah ayaa daaha ka rogay inay heleen daawo suurtagal ah oo lagu daweeyo nooca 2-aad ee macaanka (Type 2 diabetes) iyagoo dib u kiciyay unugyada hawl-gabka noqday ee "betta cells" kuwaas oo soo saara dheecaanka kaantoroola sonkorta dhiiga ee loo yaqaan "insulin".

Tijaabooyinkan waxay muujinayaan in bukaanadu ay la kulmeen heerka sonkorta dhiiggu ay tahay mid dhexdhexaada iyaga oo aan isticmaalin insulin ama daawo kale , taasoo muujinaysa in laga gudbay marxaladdii xakameynta xanuunka lana gaaray bogsiin buuxda dhammaystiran.

Address

Somaliland

Telephone

0634208061

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mooral 24 TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share