Maxamuud aadam

Maxamuud aadam Maxamuud aadam 《xabeeb》

02/03/2022
08/05/2021

Dhamaadkii ramadaan
مودع مودع يا رمضان

29/03/2021
𝙆𝙐 𝙎𝘼𝙇𝙄𝙔𝘼 𝙓𝘼𝘽𝙄𝙄𝘽𝙆𝙀𝙀𝙉 صلى الله عليه وسلم
11/03/2021

𝙆𝙐 𝙎𝘼𝙇𝙄𝙔𝘼 𝙓𝘼𝘽𝙄𝙄𝘽𝙆𝙀𝙀𝙉 صلى الله عليه وسلم

10/03/2021

لا تنسى ذكر الله عز - وجل
HA ILAAWIN XUSKA ( ALLAH)
💟

10/03/2021

𝙇𝘼𝘽𝘼 𝙉𝙄𝙈𝘾𝙊 𝙊𝙊 𝙆𝘼𝙈𝙄𝘿𝘼 𝙉𝙄𝘾𝘼𝙈𝙆𝘼 ( 𝙍𝘼𝘽𝙄𝙂𝙀𝙀𝙉 ) 𝘿𝘼𝘿𝙆𝘼 𝙄𝙉𝙏𝙊𝙊𝘿𝘼 𝘽𝘼𝘿𝘼𝙉𝙄 𝙒𝘼𝙔 𝙆𝙐 𝘿𝘼𝙂𝘼𝙉𝙔𝙄𝙃𝙄𝙉 ; 𝙐𝙂𝘼𝙈𝘼 𝙁𝘼𝘼𝙄𝘿𝘼𝙔𝙎𝙏𝘼𝘼𝙉 𝙎𝙄𝘿𝙄𝙄 𝘼𝙇𝙇𝘼𝙃 , 𝙐𝙂𝙐 𝙏𝘼𝙇𝘼 𝙂𝘼𝙇𝘼𝙔 ; 𝙒𝘼𝘼 𝘾𝘼𝙁𝙄𝙈𝘼𝘼𝘿𝙆𝘼 𝙄𝙔𝙊 𝙁𝙄𝙍𝘼𝘼𝙌𝘼𝘿𝘼 ( 𝙅𝘼𝘼𝙉𝙄𝙎𝙆𝘼 ) 𝙈𝘼𝙍𝙆𝘼𝘼 𝙈𝘼𝘼𝙉𝙏𝘼 𝙒𝘼𝘼 𝘾𝘼𝙈𝘼𝙇 𝘽𝘼𝙍𝙄𝙉𝘼 𝙒𝘼𝘼 𝙎𝙃𝘼𝙌𝙊 𝙀𝙀 𝙆𝘼 𝙁𝘼𝘼𝙄𝘿𝘼𝙔𝙎𝙊 𝙄𝙉𝙏𝘼 𝘼𝘼𝘿 𝙉𝙊𝙊𝙎𝙃𝘼𝙃𝘼𝙔 ✌

06/03/2021

Aaaammiin

04/03/2021
27/02/2021

Waxaa jiray nin dhalinyaro ah oo ka shaqeeya shirkad shidaal oo Goob Saxaro ah ku taalay, hooyadiisna waxay ahayd bukaan lanool Cudurka kansarka oo aan laga bogsan karin, sida dhakhaatiirtu sheegeen intii ay ku jirtay cisbitaalka iyada oo geerida sugaysa, maalin maalmaha ka mid ah ninkii dhalinyarada ahaa ayaa u diyaar garoobay inuu shaqada ka ra waxo. markuu rawaxay ayaa isagoo cidlada saxara ah socda wuxuu arkay eey ooman o harraad ba'ani ka muuqdo wuxuu watay dhalo biyo ah wuuna ka waraabiyay Eygii Eygii oo biyihii cabaya ayuu ka tagay, wuxuuna tagay gurigisi

maalintii ku xigtayna wuxuu soo qaaday xoogaa cunto ah iyo biyo si uu hadii markale la kulmo eeyga usiiyo dedna wuxuu soo gaadhay goobtii uu shalay eyga ku warabiyay dedna wuu fadhiistay isla goobtii nusa saac
Kadibna Wuxuu arkay mas soo socda oo biyaha fiirinaya, markaasuu biyihii hor dhigay wuuna ka dhaqaaqay isagoo ka baqaya abeesada, maskiina wuu cabay biyihii ka dibna wuu iska tagay goobtii.

Muddo ka dib eygii baa yimid dedna hortiisa ayuu dhigay cunto iyo cabitaan, wuuna cunay oo cabbay, ka dibna wuu iska tegey, markaa ninkii dhallinyarada ahaa wuu ku farxay arrintaas oo wuxuu go'aansaday inuu sidaa yeelo maalin kasta ilaahay dartiis, u warabiyo dedna maalinba maalinta ka dambaysa tiradii xayawanka usoo biya doonta way badateen, markaa waxay noqdeen eey iyo xoogaa bisado ah, sidaa darteed ninkii dhalinyarada ahaa wuxuu ku soo qaday weel weyn biyihii , shimbiraha qaar sidoo kale waxay goobta u yimaadeen inay wax cabbaan, kana cunaan , dedna intuu xaalada ku jiray, wuxuu xusuustaa hooyadiis oo buktay, markaasuu maalin malnaha kamida madaxiisa cirka kor u taagay oo yidhi, "Allahayow, hooyaday bogsii, , ka dib wuu kacay tagay, maalintii ku xigtayna ayaa isoo xayawankii waraabinaya wuxuu maqlay dhawaqa taleefankiisa, dedna wuu qabtay , saa cida soo wacaysaaba waa dhakhtarkii cisbitaalka ay hooyadiis taalay dedna dhakhtarkii ayaa ku yidhi, Kaalay hada waan ku doonaynaa sidaas darteed markiiba telefoonkii buu dhigay oo fasax ka codsaday shaqadiisa isla markaana degdeg ugu cararay cisbitaalka, wadada intuu sii socday indhihiis
Waxaa ka socday ilmo isagoo u malaynaya inay hooyadiis dhimatay markii uu galay qolkeeda isbitaalka, wuxuu helay hooyadiisi xanuunsanaysay iyada oo cagaheeda ku taagan oo shandadeeda diyaarinaysa. inay ka baxo isbitaalka, dedna dhaqtarki ayu u yedhay oo uu waydiiyo waxa dhacay wuxuu u sheegay wax yaab leh oo dhacay, hooyadaa ayaada oo huruday Shalay, unbay soo toostay ayadoo fay ah oo ay i soo wacday oo ay igu tidhi waxaan dareemayaa fiicnaan waxayna dooneysaa inay ka baxdo isbitaalka,waaxaana mariyay baaritaanadii wayna bogsatay oo xataa jidhkeedii, ma aananka helin raadadkii cudurka, halista ahaa ee kansarka ahaa.

marka wiilkii wuxuu u tagay hooyadiis oo uu
Ka dhunkaday wajiga iyo laabda gacmood isaga oo ay ka socoto ilmi farxad darteed.


hooyadina waxay ku tidhi hooyo Shalay waxan arkay arin layaab leh, aniga oo hurda, kadib waxaan riyo ku arkay adiga oo madaxa iyo labda gacmood kor u qaadaya , oo aad aniga, ii ducaynayso hareerahaagana eey, bisado, masas, iyo shimbiro, ay leeyihiin Aammiin, markaasuu wiilkii wuu ooyay oo yidhi, Waan Ogahay in Allaah wax walba Uu Awoodo.
U Naxariiso Noolaha Hareerahaaga Ku Nool, Weliba Kuwa Ma Yeedhaanka ah, Si Adigana Uu iLaahay Kuugu Naxariisto.

"Haddii aad dhammeyso aqrinta, fadlan ha noqon caajis, waa jimcee aan ku salino xabiibkeenii ina jeclaa ee muxamad scw.

Lawadaag walalaaladaa garee inshalah

Xigasho: Ciir

Scw scw scw scw scw

27/02/2021

Waad mahadsantihin
Dhamaan dadka igusoo biiray soo dhawaada

Address

Maxamuud Aadam @gmail. Com
Sheikh

Telephone

+252633274331

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamuud aadam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share