Israa Online center

Israa Online center kuso dhawaada gacmo furan

10/02/2024

*🍃🌷 (( أذكـــــــار الــصبـــاح )) 🌷🍃*

*أعوذ بالله من الشيطان الرجيم*
*☀ بســـــم الله الرحـــمن الرحـــيم☀*

*{اللَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ ۚ لَا تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلَا نَوْمٌ ۚ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الْأَرْضِ ۗ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِندَهُ إِلَّا بِإِذْنِهِ ۚ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ ۖ وَلَا يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلَّا بِمَا شَاءَ ۚ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ ۖ وَلَا يَئُودُهُ حِفْظُهُمَا ۚ وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ}*
📚 صحيح الترغيب والترهيب

•══•••🌹☀🌹•••══•

*📖 سورة الاخلاص 📖*
*📖 سورة الـفـــلــق 📖*
*📖 سورة الــنـــاس 📖*
( 3⃣ مرات )
📚 صحيح الترمذي

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *" أصبحنا وأصبح الملك لله، والحمد لله، لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير، ربِّ أسألك خير ما في هذا اليوم وخير ما بعده وأعوذ بك من شر ما في هذا اليوم وشر ما بعده ربِّ أعوذ بك من الكسل وسوء الكبر، ربَّ أعوذ بك من عذابٍ في النار وعذاب في القبر"*
📚 صحيح مسلم

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"اللهم بك أصبحنا وبك أمسينا وبك نحيا وبك نموت وإليك النشور"*
📚 صحيح الترمذي

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خَلَقتني وأنا عَبْدُك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت"*
📚 صحيح البخاري

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *" اللهم إني أصبحت أشهدك وأشهد حملة عرشك ، وملائكتك وجميع خلقك ، أنك أنت الله لا إله إلا أنت وحدك لا شريك لك ، وأن محمداً عبدك ورسولك"*
( 4⃣ مرات )
📚 البخاري الادب المفرد

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *" اللهم ما أصبح بي من نعمة أو بأحد من خلقك فمنك وحدك لا شريك لك ، فلك الحمد ولك الشكر "*
📚 صحيح النسائي

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"اللهم عافني في بَدَني، اللهم عافني في سمعي، اللهم عافني في بصري، لا إله إلا أنت .اللهم إني أعوذ بك من الكفر، والفقر، اللهم إني أعوذ بك من عذاب القبر لا إله إلا أنت"*
( 3⃣ مرات)
📚 صحيح ابو داود

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم "*
( 7⃣ مرات )
📚 رواه ابو داود

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"اللهم إني أسألك العفو والعافية في الدنيا والآخرة اللهم إني أسألك العفو والعافية في ديني ودنياي وأهلي ومالي،اللهم استر عوراتي وآمن روعاتي، اللهم احفظني من بين يديَّ ومن خلفي وعن يميني وعن شمالي ومن فوقي وأعوذ بعظمتك أن أغتال من تحتي"*
📚 صحيح ابن ماجه

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"اللهم عَالِمَ الغيب والشَّهادة، فاطر السموات والأرض، رب كل شيء ومليكه، أشهد أن لا إله إلا أنت أعوذ بك من شر نفسي ومن شر الشيطان وشركه وأن اقترف على نفسي سوءًا أو أجُره إلى مسلم"*
📚 صحيح الترمذي

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *" بسم الله الذي لا يضرُّ مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم"*
( 3⃣ مرات)
📚 صحيح ابن ماجه

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"رضيت بالله رباً ، وبالإسلام ديناً وبمحمد ﷺ نبياً "*
( 3⃣ مرات)
📚 رواه الترمذي

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث أصلح لي شأني كُله ولا تَكِلْني إلى نفسي طرفة عين"*
📚 صحيح الترغيب والترهيب

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"أصبحنا وأصبح الملك لله رب العالمين ، اللهم إني أسألك خير هذا اليوم فتحه، ونصره ،ونوره ،وبركته، وهداه، وأعوذ بك من شر ما فيه وشر ما بعده"*
📚 وراه ابو داود

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"أصبحنا على فطرة الإسلام وعلى كلمة الإخلاص، وعلى دين نبيَّنا محمد ﷺ وعلى ملَّة أبينا إبراهيم حنيفاً مسلماً وما كان من المشركين"*
📚 صحيح الجامع

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"سبحان الله وبحمده"*
( 💯 مرة )
📚 صحيح مسلم

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *" لا إله إلا الله وحده لا شريك له ،له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير"*
( 💯 مرة )
📚 صحيح البخاري

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"سبحان الله وبحمده عدد خلقهِ ورِضَا نفسِهِ وزِنُة عَرشِهِ ومِداد كلماته"*
( 3⃣ مرات )
📚 صحيح مسلم

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *"أستغفر الله وأتوب إليه "*
( 💯 مرة )
📚 صحيح البخاري

•══•••🌹☀🌹•••══•

🍃 *" اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد "*
( 🔟 مرات )
📚 صحيح الترغيب والترهيب .

*💡{وَذَكِّرْ.فَإِنَّ.الذِّكْرَىٰ.تَنفَعُ.الْمُؤْمِنِينَ}*.

🌹

06/09/2022
20/12/2021
04/11/2019



Khadiijo Cabdullaahi Xasan waa 5 sano jir waxayna ku jirtaa xaalad adag kadib markii ay madaxa ka gashay xabad wiifto ah.

Dhaqaatiirta Isbitaalka Digfeer waxay sheegeen in aan dalka waxba looga qaban karin islamarkaana si deg deg ah dibadda loogu qaado.

Fadlan ku caawi in fariintaan in ay gaarto qof kasta, gaar ahaan madaxda Qaranka si ay uga qeyb qaataan Gurmadka Khadiijo oo xanuun la ildaran waalidkeedana aysan awoodin in ay dibadda u qaadaan.

Hussein Abdulle Mohamed

22/10/2019

Goormee kugu danbeysay saliga nabiga
Scw scw

Cilaan qurux badan qofkii rabo waa loo saraa
22/10/2019

Cilaan qurux badan qofkii rabo waa loo saraa

22/10/2019

An ku salino Nabigeena xabiibkeena
Scw scw

12/10/2019

Walaalayaal Hiil Baan Rabnaa...

Asalama Calaykum dhamaan umadda soomaliyeed waxaan doonayaa caawa inaan la qaybsado arimo aniga aan gaar la ahaa Muddo badan oo aan in badan is ku dayay inaan qariyo balse darenkayga ilaahay igu abuuray ayaa caawa igu kalifay inaan walalaha Somaliyeed ee muslimka ah la wadaago si aan gacan uga helo.

Aniga magaceyga waa Nasteeha Maxamed Guuleed (Natasha Mohomed)waxaan ku noolahay magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Madiino gaar ahaan Aaga Saraha booliiska , aniga waxan ahay Maamo haysata 2gabdhood ,aabahay iyo hooyadey waa dhinteen ,waxaa doonaya cawa inaba soomalida la wadaago Saygeygii iyo sida dulmiga ah ee uu aduunka ku faaryqiyey

18Maarso 2019 , waxaa khilaaf Muran dhul banaan dhex maray Saygeyga Xassan dalmar iyo Nin kamid ah Ciidanka dowladda Somaliya gar ahaan kuwo dagan isbaarada Isbitaal madiina Geeskeeda ah ,maalmo dacwad ay isla tageen iyo Muran badan kadib waxaa habeen fiidkii noo soo dhacay askar uu kujiro ninkii muranku ninkayga ka dhexeeyey waxaana la watay Xassan Dalmar waxayna ku kaxaysteen gaari kuwa doowladda ah

Anaga habenkiiba waxaa bilownay inaa war gelino masuliyin doolada ah iyo ehelka ninkeyga balse waqti danbe dartiis subixii ayaa toos loo aaday saldhiga ay daganaayeen ciidankii ninkayga watay waxaana naloo sheegay in xassan Lagu xiray Xarun kale danbina loo heesto lakin danbiga nalooma sheegin ,majirin danbi aan ahayn inay Nin isku hayeen boos dhul ah oo asaga aabihiis uu ka dhaxlay kadibna lagu qabsaday.

Muddo badan ayaa waxaa ay qaadatay in la ogaado halka Xassan ku xiran yahay qaraabadiisii iyo cidiisiina way ku noogeen inay ogaadan mesha lageeyey xassan ,askari ay isku cid yihiin ninkayga oo yaqaaney ayaa nagu war geliyay maalin in Xassan Ku xiran yahay xarun ciidamada nabad sugidu leeyihin oo lagu xiro Alshabaabka dadka dila iyo argagixisada ,markaas kadibna wel welka rerka dhan aya sii xoogaystay lamana helin aragti dambe iyo cid sheegta Xassan dalmar

Markasta waxaa xamar ka maqlaa dad dhahaya Shabaabka laxiro oo xabsiyada kujiro waxaa lagu badalaa dadkale oo aan waxba gaysan kadibna argagixisada inta lasii daayo ayaa qof miskiin ah indhaha laga xiraa waxaana loo xiraa oo loo geliya dharkii qofka danbiilaha ah uu xirna markii maxkamada lagaynayey maadaama warbaahinta laga daawaday markii maxkamada lageeyey .

Muddo Bil ku dhowaad laga joogo waxaa dad qaraabada ah oo dowlada qaarkood ka shaqeeyaan nagu wargeliyeen in Xassan Dalmar lagu badalay Nin Toogasho uxirnaa oo maxkamadu xukuntay isla markaasna Argagixisada kamid ahaa isla markaasna u badan tahay in ladilay xassan, baaris badan oo cidda samaysay wax xaqiiq ah markaas maanu helin waxaana ay qaadatay inaa mar kale baadi goob galno muddo 20maalin camal ah.

Saddex maalmood kahor oo ku beegan Maalintii isniinta waxaa Si buuxda xassan Dalmar oo ahaa ninkaygii Qoyskiisa loogu cadeeyey in Xassan dalmar dulmi ahaan u geeriyooday ayna Toogatay dowladda laameheeda amniga qaybtood waxaana lagu badalay Nin kale oo Alshabaab ahaa lana sii daayey sida lanoo xaqiijiyayna Dalka laga dhoofiyay, dulmi iyo cadaalad darrana lagu dilay Saygeygii Xassan.

In badan oo rer muqdisho ah qisadeena waa hayaan lakin ujeedkayga aan caawa idiinla wadaagay waxaa waaye in gacan aad nagu siisaan sidii baaris dhab ah arinkeena loogu samayn lahaa ,sidii Ninkii Xassan is hayeen oo guriga ka kaxaystay oo la yaqaan Cadaalada naloogu keeni lahaa ,Umadda soomaaliyed fadlan gacan nagu siiya sidii madaxda dowladdu arinkaan uga qaban lahayd baarisna u samayn lahayd ,

Waxaan Madaxweyne maxamed cabdulahi farmaajo iyo reysulwasaare khayre leenahay Waan ognahay inaa tihiin laba shaqsi oo damiir leh ,waan ognahay inaa tihiin masuuliyiin naxariis badan ,waa ognahay in aad tihiin Kuwo neceb dulmiga iyo cadaalad darada balse ay jiraan dad si xun ugu shaqaysta dulmiga Allaah SWT aan aqoon laakiin loo baahan yahay inaa talaabo ka qaadaan, madaxweyne iyo reysulwasaare waxaan si naxariis leh idiinka codsanaynaa inaadan hawsha na haysata aydan Fududaysan oo aad deg deg jawaab noo siisaan ilaahayna Waxaan idiinka baryeynaa inuu idin Waafajiyo Jidka saxda ah .

Walalayaal soomali wayn idinkuna nagu caawiya si walbo aad awoodaan in xaalkaas gaba gabadiisa sidii aanu u gaari lahayn , Fadlan walalayaal wax kale hadii aydan awoodin Si fariinteenu Madaxda qaranka U gaari lahayd noo faafiya fadlan oo share dhaha fariintayda Caawa.

Share ii dhaha oo gaarsiiya umadda somaliyed iyo madaxdeena .
By Nasteexo mohamed

27/09/2019

Asc wxaan idin kugu bishaareyheynaa in aan heyno buuga ku macaanso karintada
Qiimaha $ 2 o kaliya
qofki u baahan ha igala so xariiro
WhatsAppka 0613707968

14/09/2019

Asc dhaman umada muslimiinta eh gaar ahaan somali weyn meel kasto aad joogtan kuso dhawaada israa Online center insha allah gacmo furan iyo niyad saafi eh aa niigu so dhaweyheynaa insha allah waxyaabo idin qanciyo aa idiin geeni doonaa mahadsanidiin

Address

Wadajir
Muqdisho
1234

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252613707968

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Israa Online center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Israa Online center:

Share