SuuqYare

SuuqYare Waa goobta isku xirta warshadaha, ganacsatada iyo iibsadayaasha.

08/05/2026

Insha allah, Bisha Julay oo aan rajeyneyno in Cumro ay dib u furanto waxaa jiri doona, labo Group oo ka kala imaan doon magaalooyinka Mogadishu iyo Nairobi.

haddii aad daneyneyso nala soo xiriir
Naga soo dalbo

Aqab Travel
πŸ“ž Contact Details :
πŸ“± +254 728885070
πŸ“± +252 612244256
πŸ“± +966 565327794
πŸ“§ [email protected]
πŸ“ Mogadishu, Somalia
πŸ“ Nairobi, Kenya

29/11/2023

Nin ayaa ka cabanayay xanuun hayay, Dadka ayuu talo weydiistay, wuxuu yiri:- " Nimanyahoow jilbaha ayaaa I xanuunaayee, maxaa u roon?".

Maba liiska waalinin, kulahaa:- " Jilbaha ha kuu nastaanee, ee markaad Soo baxaysid guriga uga Soo tago".

See la yiri?

26/11/2023

Nin iyo Xaaskiisa ayaa dhalay Will, intii uu yaraa wiilka, midkasta waxa uu ku doodi jirey, waa wiilkeyga, Nafteyda isagaa leh, micnaha qof kasta isagaa is xijinayay wiilka, Waana ku dagaalami jireen

Laakiin, wiilkii Gabar buu bartey, wuxuuna taagan yahay Xubiyeey adigaa I leh.

Odeygii oo yaaban ayaa hooyadii ku Yiri, war haddiiba Gabar ay wiilka naga lahaaneyso, Maxaan markii h**e ugu dagaalami jirney?

Su'aasha odeyga Jawaab ma u heysaan?

22/11/2023

Ruux sheydaan wato, waano iyo wax sheeg, waxba uma taraayaan

14/09/2023

QIIMO DHIMIS
Muqdisho - Nairobi
220$
Fursad ka faaiideyso
Wac: 0612244256
Aqab Travel for Hajj and Umrah services

17/12/2022

Haddii aad u baahato Tikidhada Diyaarada Daallo Airline, waad ila Soo xiriiri kartaa.
SI fudud ayaan kuugu jari doonnaa, Kuuna soo gaarsiin doonnaa Inshaa Allah.

Tell: 252612244256
Web: aqabtravel.com
whatsApp:
https://wa.me/message/B7YOWG6VOMIQG1

Mahadsanid

23/08/2019
12/08/2019

Waa xarun dib u dayactir iyo asturaada kutubada dayacmey ee Qur'aanka Kariimka ah sameysa, hab horumarsan oo looga dan leeyahay in si Ilaah dartiis ah loogu adeego Kitaabka Qur'aanka Kariimka oo ah hadalkii Iyo Fariinta uu Ilaah adoomadiisa kula hadlayo.

Ahlul Kheyr, waxaa xubin ka ah ama ka qeyb qaadan kara qof kasta oo Muslim ah oo jecel arrimaha Kheyrka ah ee Alle subxaanahu watacaalaa loogu dhowaanayo.
Kitaabada Quraanka Qaar ka mid ah, intaan la dayactirin iyo kadib markii la dayactirey.




Si Sahal ah iskaga Jar Baruurta | Funaanad kuu fududeyneysa in aad iska yareyso baruurta+  Delivery πŸ‡ΈπŸ‡΄ Qiimaha: 11$ kali...
20/01/2019

Si Sahal ah iskaga Jar Baruurta | Funaanad kuu fududeyneysa in aad iska yareyso baruurta+ Delivery πŸ‡ΈπŸ‡΄
Qiimaha: 11$ kaliya
πŸ‘‰Ka dalbo halkan www.suuqyare.com πŸ›’

Tell: 0615708291 + (WhatsApp) | 86 137 2534 9280

Smart Password LockSmart Password LockScan QR Code by Adding the lock;Methods for Unlock :Bluetooth; Key password;Author...
11/12/2018

Smart Password Lock

Smart Password Lock
Scan QR Code by Adding the lock;
Methods for Unlock :
Bluetooth; Key password;
Authorize and share the lock to your friends
USB Charging, signal light will be turn red when lock charging and turn off after fulling of power.

Smart Password LockSmart Password LockScan QR Code by Adding the lock;Methods for Unlock :Bluetooth; Key password;Author...
28/11/2018

Smart Password Lock

Smart Password Lock
Scan QR Code by Adding the lock;
Methods for Unlock :
Bluetooth; Key password;
Authorize and share the lock to your friends
USB Charging, signal light will be turn red when lock charging and turn off after fulling of power.
www.suuqyare.com

Address

Via Kadare, Abdi Aziz District
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SuuqYare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SuuqYare:

Share