04/02/2025
๐๐ข๐๐จ ๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ ๐๐จ๐จ๐ค๐ฌ waxay idiin soo gudbineysaa buug xiiso badan oo la yiraahdo "Sheekadii Roomiyo & Juuliyet" oo uu qoray C/raxiin Cabdillaahi Sh. Aadan. ๐๐น
๐ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐?
Waa sheeko jacayl caalami ah oo ka warrameysa labada lamaane ee caanka ah, Roomiyo iyo Juuliyet, kuwaas oo jacaylkooda uu la kulmay caqabado badan balse weli bogagga taariikhda ka galay magac waara. Waa sheeko ku dheehan xanuun, farxad, iyo casharro jacayl oo qalbigaaga taaban doona.
๐ฅ ๐๐๐ฅ ๐๐๐
-๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ $0.5!
Waxaad hadda si fudud ku heli kartaa buuggan adiga oo nala soo xiriira. Waa fursad qaali ah oo aan ku dhaafaynin!
๐ ๐๐๐ก๐ ๐จ๐ค๐ค ๐ญ๐๐ง๐๐๐ง:
๐ฑ +252 614 256 917
๐ฑ +252 683 681 859
๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ซ๐๐๐ฑ๐๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ฃ๐๐๐๐ฒ๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ค๐ฆ๐๐๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐๐ค๐๐๐๐ง ๐๐๐ฃ๐ข๐ข๐๐ค๐ ๐๐ก!