Soma books

Soma books Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Soma books, Book shop, Mogadishu.

โณ ๐™Œ๐™ž๐™ž๐™ข๐™ค ๐™™๐™๐™ž๐™ข๐™ž๐™จ๐™ฉ๐™– ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™ž๐™ข๐™ข๐™ž๐™จ๐™–๐™– ๐™ ๐™– ๐™๐™–๐™ง๐™จ๐™–๐™ฃ?            ๐‘จ๐’…๐’Š๐’ˆ๐’–๐’”๐’† ๐’˜๐’†๐’๐’Š ๐’Ž๐’‚ ๐’Œ๐’‚ ๐’‡๐’‚๐’‚โ€™๐’Š๐’Š๐’…๐’†๐’š๐’”๐’‚๐’•๐’‚๐’š?!  ๐Ÿš€ ๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ค๐ฎ ๐›๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ ๐š๐ช๐จ...
24/12/2025

โณ ๐™Œ๐™ž๐™ž๐™ข๐™ค ๐™™๐™๐™ž๐™ข๐™ž๐™จ๐™ฉ๐™– ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™ž๐™ข๐™ข๐™ž๐™จ๐™–๐™– ๐™ ๐™– ๐™๐™–๐™ง๐™จ๐™–๐™ฃ?
๐‘จ๐’…๐’Š๐’ˆ๐’–๐’”๐’† ๐’˜๐’†๐’๐’Š ๐’Ž๐’‚ ๐’Œ๐’‚ ๐’‡๐’‚๐’‚โ€™๐’Š๐’Š๐’…๐’†๐’š๐’”๐’‚๐’•๐’‚๐’š?!

๐Ÿš€ ๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ค๐ฎ ๐›๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง & ๐ข๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ

๏ธโœ‹๏ธโฑ๏ธ๐™ƒ๐™– ๐™จ๐™ช๐™œ๐™ž๐™ฃ ๐™™๐™๐™–๐™ข๐™ข๐™–๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™–๐™™๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™—๐™ž๐™ก๐™ค๐™ฌ๐™œ๐™– ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™–๐™™ ๐™˜๐™ช๐™จ๐™ช๐™—. ๐™ˆ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™—๐™ž๐™ก๐™ค๐™ฌ ๐™™๐™ž๐™ฎ๐™–๐™–๐™ง-๐™œ๐™–๐™ง๐™ค๐™ฌ๐™œ๐™–!

๐Ÿ“žContact us : https://wa.me/252618247512

๐Ÿ“š DHALLINYARO, TAARIIKHDA HALA AKHRIYO! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดMa rabtaa inaad fahanto cidda aad tahay, halka aad ka timid, iyo jidka aad u s...
20/12/2025

๐Ÿ“š DHALLINYARO, TAARIIKHDA HALA AKHRIYO! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Ma rabtaa inaad fahanto cidda aad tahay, halka aad ka timid, iyo jidka aad u socoto?
๐Ÿ“– Taariikhdu waa iftiin โ€“ qofkii akhriyaa wuu gartaa mustaqbalkiisa.

๐Ÿ”ฅ Soma Books waxay kuu soo diyaarisay qiimo dhimis gaar ah 2025

๐Ÿ’ก Akhri, faham, kuna faan taariikhdaada!
Ha seegin fursaddanโ€”maalgeli maskaxdaada maanta ๐Ÿง โœจ

๐Ÿ“ž La xiriir: +252 61 8247512
๐Ÿ“ฑ Soma Books (WhatsApp | Facebook | Instagram | TikTok)

๐Ÿ‘‰ Dhallinyaroow, taariikh laโ€™aan ma jiro horumar!

๐ŸŽ‰ ๐—ค๐—œ๐—œ๐— ๐—ข ๐——๐—›๐—œ๐— ๐—œ๐—ฆ ๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก-- ๐—ฆ๐—”๐—ก๐—”๐——๐—ž๐—” ๐—–๐—จ๐—ฆ๐—จ๐—• 2026 ๐Ÿ“šโœจSanadka cusub waa fursad cusub, maskax cusub, iyo bilow cusub.Si aad 2026 ugu...
20/12/2025

๐ŸŽ‰ ๐—ค๐—œ๐—œ๐— ๐—ข ๐——๐—›๐—œ๐— ๐—œ๐—ฆ ๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก-- ๐—ฆ๐—”๐—ก๐—”๐——๐—ž๐—” ๐—–๐—จ๐—ฆ๐—จ๐—• 2026

๐Ÿ“šโœจ
Sanadka cusub waa fursad cusub, maskax cusub, iyo bilow cusub.
Si aad 2026 ugu gasho adigoo aqoon, fikir, iyo horumar dhaqaale wata, waxaan kuu diyaarinay:
๐Ÿ”ฅ QIIMO DHIMIS DHAMMAAN BUUGAAGTA ๐Ÿ”ฅ
โ€” Sababo la xiriira dabaal-degga SANADKA CUSUB 2026 โ€”
๐Ÿ“– Buugaag kaa caawinaya:
Horumarinta naftaada
Fahanka dhaqaalaha & maareynta lacagta
Kobcinta maskaxda & fikirka
Qorshaynta mustaqbal ifaya
๐Ÿ’ก Hal buug wuxuu beddeli karaa fikirkaaga,
๐Ÿ“ˆ Fikir sax ahna wuxuu beddeli karaa noloshaada.
โณ Fursaddan waa mid xaddidan โ€“ ha seegin!
Bilow 2026 adigoo ka duwan kii 2025 ahaa.
๐Ÿ“ฉ Dalbo maanta, horumarna beri!
Aqoonso โ€“ Akhri โ€“ Isbeddel samee ๐Ÿš€

๐Ÿ“ soo booqo Soma Books ama nala soo xiriir:๐Ÿ“ž https://wa.me/+252618247512๐ŸŒ Facebook | Instagram | TikTok: Soma books
03/10/2025

๐Ÿ“ soo booqo Soma Books ama nala soo xiriir:

๐Ÿ“ž https://wa.me/+252618247512
๐ŸŒ Facebook | Instagram | TikTok: Soma books

๐—ก๐—ฎ๐—น ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ-๐—ด๐˜‚๐—ฟ๐—ถ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐Ÿ“šโœจArday badan waxay la kulmaan indho-daalkii, madax-xanuunkii ...
25/09/2025

๐—ก๐—ฎ๐—น ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ-๐—ด๐˜‚๐—ฟ๐—ถ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐Ÿ“šโœจ

Arday badan waxay la kulmaan indho-daalkii, madax-xanuunkii iyo diiqaddii ka dhalata nalalka caadiga ah. Laakiin xal waa helay!

โœ… 4 laambadood oo aan indhaha daalin
โœ… Marwaaxad qaboojiye ku dhex dhisan
โœ… 3 nooc oo iftiin ah (warm, cool, natural)
โœ… Shaashad casri ah (saacad, taariikh, heerkul)
โœ… Meel qalinka, Moobeelka & qalabka waxbarashada lagu habeeyo

๐Ÿ‘‰ Waxbarasho raaxo leh, caafimaad iyo feejignaan!

๐Ÿ“ soo booqo Soma Books ama nala soo xiriir:

๐Ÿ“ž https://wa.me/+252618247512
๐ŸŒ Facebook | Instagram | TikTok: Soma books

๐Ÿ“š Soma Books waxay kuu haysaa 40+ English Books oo cusub oo kala duwan โ€“ horumar shaqsiyadeed, ganacsi, falsafad iyo she...
15/09/2025

๐Ÿ“š Soma Books waxay kuu haysaa 40+ English Books oo cusub oo kala duwan โ€“ horumar shaqsiyadeed, ganacsi, falsafad iyo sheekooyin dhiirrigelin leh.

Qiimo dhimis ayay ku jiraan โ€“ 50% OFF
Ku faaโ€™iidayso qiimo dhimisda gaarka ah oo socota bishan barakeysan!

๐Ÿ“ soo booqo Soma Books ama nala soo xiriir:
๐Ÿ“ž https://wa.me/+252618247512
๐ŸŒ Facebook | Instagram | TikTok: Soma books

Meel walba ayaad ka heli ๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎRiyadaada maanta buug ayaad ku dhisi ๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎDunida oo dhan safar aqooneed ayaad ku mari ๐—ž๐—ฎ...
31/08/2025

Meel walba ayaad ka heli ๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ
Riyadaada maanta buug ayaad ku dhisi ๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ
Dunida oo dhan safar aqooneed ayaad ku mari ๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ
Isbeddel dhaqaale ayaad ka sameyn ๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ
Buugaag jacayl ayaad ka dooran ๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ
Hadda ayaad soo dalban ๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ
Hadda ayaad heli ๐—ž๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ

Fasaxa waa laba bilood ...  Laakiin hadda waxaa ka haray oo kaliya 10 maalmood! Ha lumin 10- ka maalmood ee hadhay โ€“ buu...
21/08/2025

Fasaxa waa laba bilood ...
Laakiin hadda waxaa ka haray oo kaliya 10 maalmood!

Ha lumin 10- ka maalmood ee hadhay โ€“ buug akhri maanta!

๐Ÿ‘‰Hadda akhri buuggaaga ugu horreeya ka hor inta aan fasaxa dhammaanin!

๐Ÿ‘‰ Hadda soo dalbo buuggaaga!
๐Ÿ“ž+252 61 8247512
๐ŸŒ Soma Books

07/08/2025

Kitaabada laga qoray taariikhdii nabigeena ๏ทบ

๐Ÿ“Œ๐—ฅ๐—”๐—”๐——๐—ž๐—œ๐—œ ๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—ž๐—” ๏ทบ
Qoraa: ๐—”๐——๐—›๐—”๐—  ๐—ฆ๐—›๐—”๐—ฅ๐—ค๐—”๐—”๐—ช๐—œ
Tarjume: ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐—•๐˜‚๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฟ๐—ถ
Qm: $5.99
๐Ÿ“Œ ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐—ฌ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—ฆ๐—จ๐—จ๐—•๐—”๐—ก๐—”๐—›๐—” ๏ทบ
Qoraa: ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฌ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ฟ
Qm: $5.5
๐Ÿ“Œ ๐——๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—”๐—Ÿ๐—”๐——๐—” ๐—ก๐—”๐—•๐—œ๐—š๐—” ๏ทบ
Qoraa: ๐—”๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ถ
Tarjume: ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ผ๐—ฏ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜†๐—ฒ
Qm: $5.5

soo dalbo Akhriste! ๐Ÿ‘‡
https://wa.me/252618247512

๐Ÿ“š๐Ÿ“–๐——๐—œ๐—• ๐—จ ๐— ๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—–๐—ฆ๐—ข (Review)๐Ÿ“š "๐—ค๐—ผ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ, ๐˜„๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ!"Akhriska waa fure muhiim u ah horumarka maskaxda, nafta, iyo...
06/08/2025

๐Ÿ“š๐Ÿ“–๐——๐—œ๐—• ๐—จ ๐— ๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—–๐—ฆ๐—ข (Review)

๐Ÿ“š "๐—ค๐—ผ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ, ๐˜„๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ!"

Akhriska waa fure muhiim u ah horumarka maskaxda, nafta, iyo mustaqbalka.
Halkan waxaan kuu diyaarinay 130+ buug oo kala duwan:
โœ”๏ธ Diin
โœ”๏ธ Dhaqaale
โœ”๏ธ Taariikh
โœ”๏ธ Nafsiyad
โœ”๏ธ Wacyi & waayo-aragnimo

Buug walba wuxuu xanbaarsan yahay xikmad iyo wax-barasho aan laga helin meel kale.
Qiimo macquul ah โ€“ qaar bilaash ah (Free)! ๐ŸŽ

๐Ÿ“ฒ Dalbo buuggaaga maanta: +252 61 8247512

๐Ÿง•๐—š๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ (Only girls)๐Ÿ“š ๐—ซ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ, challenge-ka ma kuu mustaqbalbaa mise change-ka ayaad rabtaa?Mid baa isku tolaa ...
05/08/2025

๐Ÿง•๐—š๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ (Only girls)

๐Ÿ“š ๐—ซ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ, challenge-ka ma kuu mustaqbalbaa mise change-ka ayaad rabtaa?
Mid baa isku tolaa shaati iyo shactiro, mid kalena waxay toshaa mustaqbal iyo maskax dhisan.

๐Ÿ“

> ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ,
๐—š๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐˜„ ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ป,
๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ผ-๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด,
๐—œ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—บ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ถ๐—ฑ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ.

๐Ÿง  Waa iga waano walaashey:

Gu'yo badan oo kuu kordha maaha guul haddii aysan la socon garaad iyo waxbarasho. Maanka korso, qalinka qaado, buugga fur โ€“ adigoo dhallinyaro ah.

๐Ÿ“– Soma Books waxay kuu haysaa fursad aad hadda dalban karto,
Dooro inaad noqoto gabadh maskaxdeeda kobcisa, halkii aad noqon lahayd mid challenge iyo sawir kaliya ku mashquulsan

Farxadda buug cusub? Waxay ka timaadaa hal meel oo kaliya โ€“ Soma Books!Markaad furto baakadka, waxaad isweydiisaa:"Maxaa...
02/08/2025

Farxadda buug cusub? Waxay ka timaadaa hal meel oo kaliya โ€“ Soma Books!
Markaad furto baakadka, waxaad isweydiisaa:
"Maxaa aniga i haya?" ๐Ÿ˜‚๐ŸคŽ๐Ÿ“š

Hadda soo dalbo hadda hel
๐Ÿ“ฒ Soma Books
๐Ÿ“ž +252 61 8247512

แด‹แดœ sแดแด ส™ษชษชส€ ษขส€แดแดœแด˜แด‹แด‡แด‡ษดแด€ แดกสœแด€แด›sแด€แด˜แด˜แด‹แด€ แด‡แด‡ แด€วซแดแดษด_แด‹แดส€แดส€sษชษขแด€

https://chat.whatsapp.com/ExN4Lt7S2Cc64TYgXLeds1

๐‘€๐‘Žโ„Ž๐‘Ž๐‘‘๐‘ ๐‘Ž๐‘›๐‘–๐‘‘
_______________________________

Address

Mogadishu
252618247512

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soma books posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category