15/05/2026
Horumar Hub waa podcast iyo media platform diiradda saaraya ganacsiga, horumarka bulshada, entrepreneurship-ka, iyo sheekooyinka dadka guuleystay. Waxaan soo bandhignaa fikrado, wareysiyo, iyo casharro dhiirrigelinaya jiilka cusub ee doonaya guul, hoggaan, iyo isbeddel dhab ah.
🎙️ Voices of Growth & Success