Muuse abdi

Muuse abdi 500

19/08/2022
04/08/2022
31/07/2022
31/07/2022
28/02/2022

How are you my friends

02/11/2021

Kusoo dhowoow

26/10/2021

Xariifadan šŸ‘‡

Naag tuugo ah iyo Nin tuug ah ayaa is qabay habeen iyaga oo cashaynaya ayay cashadii qalayl ama saliid la'aan ka noqotay. Gabadhii ayaa tidhi xaajiyoow Reer hebel subag ayaa guriga u yaal Ee maan kasoo xadno oo aynu badarka ku darsano waayahay ayuu dhahay isagiina!
Waasaxe anaa qorshe macaan inoo haya ,Waan cararayaye adna isoo daba carar camal isoo burso 🤣Waxanan dhahaya waar "ninka iga celiya" Adna Ul dheer soo qaado markan gurigooda galo Ee lagugu soo yaaco adigu is waal waal oo halagu cel celiyo ! Ana weel yar ayaan xijaabka hoostiisa kuwataa oo guriga ayaan gadaal gadaal ugalaya waanan shubanaya "Subaga"!

Sidii ayay yeeleen ,Laakiin markii ay istiri shub subagii wuu diiday waayo waa qabow oo wuu fadhiisatay waana burcad markaas ayay xaajigii oo meeshan lagu cel celinayo ubaaqday oo ay tiri xaajiga hala waydiiyo "waxa uu Lafariisto habeenkii markan ubaahdo"! Isaga oo maqlaya baaqa ayaa waxa uu yidhi naa maad i kicisid oo aad "i lux luxdid"🤣iyadiina baaqa waa fahantay subagiina waa ruxday(luxday ) Wuuna isku dhex yaacay waana shubatay inay baxdo markay ubaahatay ayay markale u baaqday Waxayna tiri Xaaji hadaan habeenkasta ku rux ruxo maad i cafini ! markaas ayuu dhahay Haa xbbtiye soo bax Hadana waan ku cafiyay ushiina wuuba iska tuuray iyadiina waatan soo baxday ee garabka qabsatay🤣

04/10/2021

Welcome

Address

Mogadishu
12

Telephone

+252613246522

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muuse abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muuse abdi:

Share