17/05/2026
Degmada buurhakaba ayaa noqotey dagmadii labaad ee ciidan xooggan usoo dirta daraawiishta kgs.
Waxaana la filayaa in ay kusoo biiraan dagmooyin kale si culeyska looga dul qaado dadka ku nool dagmada baydhabo.