Janat plus gifts

Janat plus gifts الهم اكفنى بحلالك عن حرامك واغننى بفضلك عمن سواك 💖Heartfelt gifts for special moments

Eid mubarak dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaaliyeed meel walbo jogtaan caafimaad iyo farxad ku ciida.    ...
26/05/2026

Eid mubarak dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaaliyeed meel walbo jogtaan caafimaad iyo farxad ku ciida.

25/05/2026

Eid mubarak All muslims

24/05/2026

Janat plus gifts waxay idin keentay ookiyaalo fashion qurux badan so dhawaada 61 9618283

23/05/2026

Janat plus gifts waxay idiin keentay mini perfumes set ah caraftooda cajib ah so dhawaada nagala so xiriir whats app 61 9618283

 waxay idiin keentay  Okiyaalo cusub oo style iyo protection isku jira,Maanta look-gaaga kor u qaad adigoo xiran okiyaal...
14/05/2026

waxay idiin keentay Okiyaalo cusub oo style iyo protection isku jira,
Maanta look-gaaga kor u qaad adigoo xiran okiyaalahan quruxda badan.
◇ Fashion
◇ Quality sare
📩 Dalbo hadda

Ma rabtaa maqaarkaaga inuu noqdo mid jilicsan, nadiif ah oo dhalaalaya?Hadda hel xal fudud oo gurigaaga ku isticmaali ka...
13/05/2026

Ma rabtaa maqaarkaaga inuu noqdo mid jilicsan, nadiif ah oo dhalaalaya?
Hadda hel xal fudud oo gurigaaga ku isticmaali karto.
Janat plus gifts waxay idin keentay :
🧤Gloves-ka daryeelka maqaarka
◇ Ka hortaga qallaylka & dildilaaca
◇ Ka dhigaya gacmaha & cagaha kuwo jilicsan
◇ Waxay caawiyaan in kareemada si fiican u nuugmaan.
Face Mask-ka casriga ah
◇ Ka caawiyaa maqaarka inuu si qoto dheer u nuugo nafaqooyinka
◇ Ka dhigaya wejiga mid siman oo fresh ah
Ka dalbo whats app 61 9618283

Janat plus gifts Waxay idin kentay Alaabo kala duwan okiyaalayal, sacaado, katiinado, set  body mist, muraaxado, gloves ...
08/05/2026

Janat plus gifts Waxay idin kentay Alaabo kala duwan okiyaalayal, sacaado, katiinado, set body mist, muraaxado, gloves skin care set, i.w.m kaso dalbo WhatsApp 61 9618283

08/05/2026

Janat plus gifts waxay idin kentay ookiyalal fashion oo ku dhameystirayo Xaragadada kaso dalbo 61 9618283

Eid mubarak dhamaan umada islaamka, gaar Ahaan umada somaaliyed, farxad ku ciida.
20/03/2026

Eid mubarak dhamaan umada islaamka, gaar Ahaan umada somaaliyed, farxad ku ciida.

08/03/2026

Coming soon

Address

Online Business
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Janat plus gifts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share