Huumay Travel Agency.

Huumay Travel Agency. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Huumay Travel Agency., Shopping & retail, Al Salam Street, Mogadishu.

16/04/2025

✔️ Duulimaadyada Gudaha Huumay Travel Agency kuu haydo:

✈️ Muqdisho ➝ Hargeysa
✈️ Muqdisho ➝ Garowe
✈️ Muqdisho ➝ Kismaayo
✈️ Muqdisho ➝ Baydhabo
✈️ Muqdisho ➝ Beledweyne
✈️ Muqdisho ➝ Galkacyo
✈️ Muqdisho ➝ Boosaaso
✈️ Muqdisho ➝ Laascaanood
✈️ Muqdisho ➝ Dhuusamareeb
✈️ Muqdisho ➝ Guriceel
✈️ Muqdisho ➝ Cadaado
✈️ Muqdisho ➝ Cabudwaaq
✈️ Muqdisho ➝ Hobyo
✈️ Muqdisho ➝ Ceerigaabo
✈️ Muqdisho ➝ Berbera
✈️ Muqdisho ➝ Buuhoodle
✈️ Muqdisho ➝ Qardho
✈️ Muqdisho ➝ Doolow
✈️ Muqdisho ➝ Ceel Barde
✈️ Muqdisho ➝ Luuq
✈️ Muqdisho ➝ Xudur
✈️ Muqdisho ➝ Afmadow
✈️ Muqdisho ➝ Jowhar
✈️ Muqdisho ➝ Marka

🤲🤲🤲🤲🤲🤲
19/02/2024

🤲🤲🤲🤲🤲🤲

29/01/2024

صباح الخير
لا يكون في الكون إلا ما أراد الله، فاطمئن فإنه لا يريد إلا خيرا.

Google markaad geliso waa kuma qofka Soomaaliga ahi? Waxaa uu leeyahay sida tani.Qaar ka mid ah ayaan soo qaadanaa inta ...
21/07/2023

Google markaad geliso waa kuma qofka Soomaaliga ahi?
Waxaa uu leeyahay sida tani.
Qaar ka mid ah ayaan soo qaadanaa inta kale adiga akhriso( Sifooyinka qofka Soomaaliga uu leeyahay).

1. Waa Noole aad u degdeg badan waaye oo inuu wax hubsado ay yartahay.
2. Wuxuu caan ku yahay Deeqsinimada iyo Hadal dhihid ogaanta.
3. Shaahi iyo Hilib ayuu jecel yahay qofka Somaaliga ah, badanaana isticmaalaa.
4. Inuu Safaro ayuu jecel yahay.
5. Ma jecla qof musaafur ah in agtiiisa lagu dulmiyo.
6. Waa noole bulshaawi ah, oo jecel intuu koox somaali ah la fadhiisto sheekooyin is weydaarsadaan.
7. Guurka waxa uu jecel yahay 2,3, 4 naagood inuu guursado.
8. Ma jecla dhexdhexaadnimada, ama wuu kula jiraa ama wuu kaa jiraa qofka Somaaliga ah.
9. Qaanuunka wuu fahmaa balse ma jecla ku dhaqankiisa.
10. Wuxuu raadiyaa meelaha qaanuunka daciifka ka yahay, si uu dantiisa oo ah waxa uu sameynayo iyo qaanuunka isku waafijiyo.
11.wanaaga badanaa ma diido haddii loo sheego ama uu arko.
12. Haddii abaal loo galo qofka somaaliga ahi. Wuxuu ku gudaa laba laabka intii loogaley oo wanaagga ahaa.
13. Qof cusub haddey isbartaan waxa uu jecel yahay inuu ogaado, Qabiilkiisa iyo ilaa jufadiisa.
14. Qof hadduu jeclaanayo qofka Somaaliga ahi si xad dhaaf ah ayuu u jeclaadaa qalbigiisa oo dhan ayuuna siiyaa

Qofka akhrin doonna qoraalkaan aan tarjumey ee lagu timaaley inuu yahay qofka Somaaliga ah Sifooyinkiisa, Su'aal aan ku weydiiyee Somaalida malagu been abuurtay mise run ayaa laga sheegay? adigoo fiirinaya waxa lagu tacriifiyay.

09/06/2023
SHAQADU SHAHAADADA MIYAA? MISE WAA KARTIDA QOFKU LEEYAHAY?Sanad ka hor ayay aheyd markii maal qabeenka Elon Musk, uu had...
22/08/2021

SHAQADU SHAHAADADA MIYAA? MISE WAA KARTIDA QOFKU LEEYAHAY?

Sanad ka hor ayay aheyd markii maal qabeenka Elon Musk, uu hadal jeedin dheer ka sameeyay mawduuca goobaha waxbarashada gaar ahaan jaamacadaha. Waxa uu u arkayay in ay yihiin goobo qofka caqligiisa lagu liido oo qofka la baro waajibaad shaqo oo laga doonayay in uu isaga sameeyo.

Inkastoo Elon Musk uu dhameystay jaamacad, hadana jaamacadaha waxa uu u arkaa meel dadka lagu mashquuliyo oo lagu madadaaliyo.

Elon, waxa uu caddeeyay in shaqaalaha shirkaddiisa Tesla Motors aan lagu qaadan doonin shahaadooyinka uu qofka sito, ee lagu qaadan doono qofka waxa uu yaqaano iyo kartidiisa.

Shirkadda Google, IBM iyo Apple ayaa kamid ah shirkadaha shaqooyinkooda la codsan karo shahaado la'aan. Weliba sannadihii danbe ayay soo kordhiyeen hab-shaqaaleysiinta noocaan ah.

Shirkadahaan, waxa ay fahmeen in muhiimaddu ay tahay waxa uu qofka qaban karo ee xirfad iyo aragti ku soo biirin karo shirkadda, sidaa awgeed maba jirto sabab qofka xujo looga dhigo in uu heysto shahaado.

Shirkadaha horumarka sameeya ee saameynta dunida ku leh, waxa ay garteen in jaamacadaha shahaadooyinka laga sito aan waxba lagu soo baran. Sidoo kale in ardayda shahaadooyinka heysto ay caddeyn u tahay in uu kooriskaas soo qaateen, balse ay caddeyn u aheyn in uu yahay qof wax bartey. Sidaa awgeed baahi uma qabaano in shaqooyinkooda lagu soo codsado shahaado.

Lazlo Bock oo ahaa madaxii h**e ee shirkadda Google mar uu warbixin siinayay wargeyska The New York Times waxa uu yiri; "Marka aad aragto dad aan iskuul/jaamacad aadin hadane la jaan qaadaayo dunida, dhab ahaantii dadkaasi waa dad aan caadi aheyn. Waa in aan raadinnaa dadkaas si walbo aan ku heli karno." Lazlo, waxa uu caddeynayaa in boqolaal aan iskuullo iyo jaamacado aan weligood aadin oo waxtar leh ay dunida buuxaan, sidaas awgeed loo baahan yahay in dadkaasi la dheefsado oo la raadiyo.

Sannadkii 2019 ayay aheyd markii Tim Cook oo ahaa madaxa shirkadda Apple uu ka soo yeeray in sannadkii u dambeeyay shaqaalaha ay shirkaddu shaqada siisay kala-bar aysan haysan shahaado 4 sano ah(Jaamacad). Bal u fiirso, dunida waxa ay baadi goob ugu jirtaa in ay raadiyaan dadka aan heysan shahaado, si looga faa'ideysto, anagane haddaan Soomaali nahay qof walbo oo aan shahaado sidan waxa aan u heysanaa qof waxba aan tareyn oo jaahil ah, ama laga roon yahay oo aan shirkadaha laga shaqaaleysiin karin.

Maadaama xaqiiqooyin badan ay soo if-baxeen, sidoo kale jaamacadaheennu aysan ka sarreyn jaamacadaha dunida –in ay ka liitaan mooyaane– ayaa waxaa loo baahan yahay in aan anaguna fahanno in shahaadooyinka jaamacadaha Soomaaliya aysan caddeyn u aheyn in qofka yahay qof waxbartay.

Waa in qof walbo waxa uu yaqaan iyo kartidiisa loo tixgeliyo dadkana aan caqabad looga dhigin shahaadada aan damaanad qaadi karin kartida qofka. Waana lama-huraan, in aan waaqica la noolaano oo dhaqamada duuga ah kuwooda liito aan baddelno.

Qalinkii: Dhuubow

Shopping & retail

Sawirka Waa mid aan Jirin, Balse Wiilka waa Wiil Farxadloow ah.Farxadda ayaaba wax la siisto Jirin .
20/08/2021

Sawirka Waa mid aan Jirin, Balse Wiilka waa Wiil Farxadloow ah.
Farxadda ayaaba wax la siisto Jirin .

‏" قليلٌ صادق.. أنفعُ من كَثرةٍ مُزيّفة. ""Dad yar oo Daacad ah ayaa ka fiican ama ka waxtar badan kuwo badan oo daacad ...
11/08/2021

‏" قليلٌ صادق.. أنفعُ من كَثرةٍ مُزيّفة. "

"Dad yar oo Daacad ah ayaa ka fiican ama ka waxtar badan kuwo badan oo daacad aheyn(Fake ah)."

Saar Pageka

4 *Lama khiyaameeyo*1•Rabigaa2•Rasuulkaa3•Diintaada4•Wadankaaga4 *laguma adkaado*1•Aabahaa2•Hooyadaa3•Walaalkaa4•Walaash...
31/07/2021

4 *Lama khiyaameeyo*

1•Rabigaa
2•Rasuulkaa
3•Diintaada
4•Wadankaaga

4 *laguma adkaado*

1•Aabahaa
2•Hooyadaa
3•Walaalkaa
4•Walaashaa

4 *Lagama bakhiilo*

1•Xaaskaaga
2•Caruurtaada
3•Riximkaaga
4•Asxaabtaada

4 *Waa loo turaa*

1•Agoonta
2•Masaakiinta
3•Fuquradda
4•Mariidka Qofka buka

4 *Lagama caraysiiyo*

1•Culumadda
2•Macalimiinta
3•Mutaqiinta
4•Waayeelka

4 *Waligaa ha goynin*

1•Salaada
2•Quraanka akhriskiisa
3•Digriga nabiga scw
4•Xiriirka Riximka

4 *Ha samayn Waligaa*
1•Kibirka
2•Xasadka
3•Quruurka
4•Xaqdiga

4 *Isku Qurxi*

1•Samirka
2•Dulqaadka
3•Cilmiga
4•Deeqsinimadda

4 *Ka digtoonow*

1•Shaydaanka
2•Naftaada
3•Shahwadda
4•Saaxiibka xun

4 *Udhawow*

1•Muqliska (daacadda)
2•Qofka balanta fuliya
3•Deeqsiga
4•Run sheega

4 *Badso*

1•Sadaqadda
2•Ducadda
3•Istiqfaarta
4•Saliga nabiga scw

4 *Iska Yaree*

1•Cuntadda
2•Hurdadda
3•Caajiska
4•Hadalka badan

4 *Allaah ka nabadgal*

1•Hamiga
2•Xusniga
3•Caajiska
4•Bukhliga

4 *Ka Jeeso*

1•Qofka Jaahilkaa
2•Qofka muranka badan
3•Qofka aan Xishoon
4•Qofka caqliga ka maran.

Shopping & retail

جمله مُريحة للأعصاب.."إن أرادوا ضرك، وأراد الله منفعتك، سيجعل الله في ضرهم نفعك."Jumlo Raaxo u ah Dareemayaasha." Haddey...
28/07/2021

جمله مُريحة للأعصاب..

"إن أرادوا ضرك، وأراد الله منفعتك، سيجعل الله في ضرهم نفعك."
Jumlo Raaxo u ah Dareemayaasha.

" Haddey Doonaan Dhibkaada, Allena Uu doono inuu dhibkooda Faa'iido kaaga dhigo, Alle waxa uu kuugu yeelayaa Dhibkooda Faa'iido."

Saar Pageka Fadlan.

Kala Faaideysi.

Shopping & retail

Address

Al Salam Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Huumay Travel Agency. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share