Mascuud cade page

Mascuud cade page Allahu akbar wll miima

20/12/2025

I'm back

05/10/2024

Gabay..

Gabaygaan waxaa tiriyey abwaan. Xaaji aadan afqalooc wuxuu yiri

1.ninkii uurka kaa neceb wajiga waad ka aragtaaye
2.akmarka iyo deymadaba waa lagu ogaadaaye
3.Inkastoo aqwaan kula yahay aad uurlatahay hooyo
4.Aqmaqo waa cadowgaa haduu aabahaa dhalaye...

05/10/2024

Shirib

1.Dhulku dadka.oo dhan woow dhaxeys dhiishaase ninba meel dhigtaa
2.Dhaxasha hidde waa dhigaal wax noo dhimanne waa dhacaan.
3.dhicis lagama dhur sugoo wixiisku dhiig ah wayis dhalaan
4.dhaan_raac dhaqanka waalidkood dhasha ka leexataan dhahnaa.

Ku darso adne . Barqo suban

Bismillahi Tacsi  Waxaan ka halkaan uga tacsiyeynaa wllhey ku shahiiday dagalkii manta ee cadawga  diin ladirinka ah gac...
04/10/2024

Bismillahi
Tacsi

Waxaan ka halkaan uga tacsiyeynaa wllhey ku shahiiday dagalkii manta ee cadawga diin ladirinka ah gacantooda ku baxay waxaa tihiin garab aan tebi waxaadna kadhabeyseen ujeedkiini wanna idiin aar gudi doonaa hadii nafto najirto
Insha Allah inta shahiiday waxaan ilaahey kabaryaa inuu jannatul firdowsa Idinka waraabiyo inta dhaawaca ah caafimaad dagdag ah ayaan urajeynaa
Wbt

25/01/2024

Horweyn geel

14/12/2020

Wiil Hindi ah lkn hada somaliyo joogo oo hess amaan ah uqaaday gabar etobian eh (cajaaib!!!)

Asxaby haloo  kala codeyo labadaan nin Yaxye Sharif love Haaruun cadawe like Nagu soo biira asxaby
02/10/2020

Asxaby haloo kala codeyo labadaan nin
Yaxye Sharif love
Haaruun cadawe like
Nagu soo biira asxaby

12/09/2020

Ajakis nin reer xamar ah oon harqaan aqoonin waa nin laba goodle ah oon qoray gamow aqoon kkkkkkkkk

Address

Maska Poy
Mogadishu
1256

Telephone

+252616541096

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mascuud cade page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share