MedBooks Somalia Store

MedBooks Somalia Store MedBooks Somalia Store 🩺
A place where you can find USMLE books and all medical textbooks.
πŸ“š Quality books | 🚚 Fast delivery in Somalia

FURITAANKA RASMIGA AH EE MEDBOOKS SOMALIA STORE πŸŽ‰Waxaan si sharaf leh ugu dhawaaqeynaa furitaanka MedBooks Somalia Store...
19/04/2026

FURITAANKA RASMIGA AH EE MEDBOOKS SOMALIA STORE πŸŽ‰

Waxaan si sharaf leh ugu dhawaaqeynaa furitaanka MedBooks Somalia Store πŸ“šβœ¨

Halkan waxaad ka heli doontaan:
🩺 Buugaagta Caafimaadka (Medical Books)
πŸ“– Buugaag tayo sare leh oo waxbarasho
πŸŽ“ Qalab waxbarasho oo casri ah
πŸ‡ΊπŸ‡Έ Buugaagta USMLE (Step 1, Step 2, iyo Step 3)

Ujeedkeenna waa in aan fududeyno helitaanka aqoonta caafimaadka si loo horumariyo ardayda iyo xirfadlayaasha caafimaadka.

πŸ“ Nagala soo xiriir si aad u hesho buugaagta aad u baahan tahay
πŸ“ž 613592220 Dalbo maanta, hormarinta aqoontaadu waa mudnaanteenna

Ku soo dhawaada MedBooks Somalia Store.

Address

Mogadishu Somalia
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MedBooks Somalia Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category