18/11/2022
Halla Halla, Dhamaan macaamiisha shirkadda Al-Ixsaan Electronics Center, gaar ahaan bulsho weynta kunool D.Marko iyo nawaaxigeeda, waxaan ugu bishaareyneynaa iney shirkaddu idin keentay Breakfast Cooker.
Waxaad u isticmaali kartaan sida:
1) Karinta Quraacadda
2) Sameynta Rootiga
3) Karinta iyo dubista Digaagadda iyo Malaayga
4) Sameynta Doolshadda
5) Karinta Shaaha iyo Qaxwadda
6) Sameynta Jibsiga
7) Dubista iyo shiilista Ukunta
Macaamiil adigana qaado una qaad saaxiibkaaaga.
Send a message to learn more