Hodma online

Hodma online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hodma online, Shopping & retail, hargeysa, Hargeysa.

06/09/2025

🌟📚 Ma u baahan tahay Macalimad Guri? 📚🌟

Waalid qaaliga ah,
Haddii aad rabto in ilmahaaga lagu baro dhammaan maadooyinka dugsiga iyo Quraanka Kariimka si xirfad, dulqaad iyo dabeecad wanaagsan leh – waxaan kuu haynaa macalimad guri oo aqoon iyo dadaalba leh.

✅ Quraanka Kariimka (Xifd & Tajwiid)
✅ Dhammaan maadooyinka dugsiga (English, Arabic, Science, Mathematics iwm)
✅ Ilmahaaga guriga ayaa laguugu imaanayaa
✅ Hab waxbarid fudud oo ardayga lagu fahamsiiyo

📞 Nala soo xidhiidh:063 8788423

✨ Waxbarashada ilmahaagu waa maalgalinta mustaqbalkiisa. ✨

Nafaqo u fiican timaha dadanaysa, tintana kobcinaysa ,dhararkeda ka qayb qadanaysa halaga faa'idaysto Kaa dawaynaysa dha...
26/03/2025

Nafaqo u fiican timaha dadanaysa, tintana kobcinaysa ,dhararkeda ka qayb qadanaysa halaga faa'idaysto

Kaa dawaynaysa dhammaan cilladaha timaha ku iimaada , kaga rayso shampooga ka dilaaya timaha
Tel: 0638788423

Waanq qiimo aad u jaban

Herbal u fiican tinta dadanaysa, tintana kobcinaysa ,dhararkeda ka qayb qadanaysa halaga faa'idaysto Kaa dawaynaysa dham...
23/03/2025

Herbal u fiican tinta dadanaysa, tintana kobcinaysa ,dhararkeda ka qayb qadanaysa halaga faa'idaysto

Kaa dawaynaysa dhammaan cilladaha timaha ku iimaada , kaga rayso shampooga ka dilaaya timaha
Tel: 0638788423

Waanq qiimo aad u jaban

Asc hablo .Waxaan idin la wadaagayaa nafaqadii timaha oo qiimo jaban ah .Waxay kaa dawaynaysaa idamka alle : 1: jajabka ...
14/03/2025

Asc hablo .

Waxaan idin la wadaagayaa nafaqadii timaha oo qiimo jaban ah .

Waxay kaa dawaynaysaa idamka alle :

1: jajabka timaha iyo daadashada.
2: waxaad kaga maarmaysaa shampoo ga timahaaga dilaaya
3: waxyaabaha timaha ku dhasha sida toxobta
4: dhumucsiinta .

Timahaagu waa quruxdaada hablo.

Qiimo aad u jaban oo u dhexeeya 2$ ilaa 4.5 $ weeyi

Yaan laga dhamaysan .

Whatsapp/call : 0638788423

06/03/2025
✨HODSHA  ✨ Nafaqadii timaha kaga rayso shampoo timaha kaa dillaMa rabtaa timo caafimaad qaba, xoog badan, oo dhalaalaya?...
06/03/2025

✨HODSHA ✨ Nafaqadii timaha kaga rayso shampoo timaha kaa dilla

Ma rabtaa timo caafimaad qaba, xoog badan, oo dhalaalaya?

Sidoo kale ma rabtaa in aad iska dawayso daadashada timaha iyo jajabka

HODSHA HAIR CARE waa xalka saxda ah!
Waxay kaa caawinaysaa:

✔️ Korriinka timaha oo dhakhso ah
✔️ Xoog iyo adkeysi siisa timaha
✔️ Yareynta daadashada timaha
✔️ Daryeelka jirka iyo xididada timaha
✔️ka dawaynta toxobta ,jajabka

Qiimo aad u macquul ah – Kaliya $2 ilaa $4.5! 💰

Dalbo hadda oo ku raaxayso timo qurux badan

Whatsapp/call : 0638788423

,

Intuba waa inoo diyaar macmiil
28/04/2024

Intuba waa inoo diyaar macmiil

02/01/2024

Waalid ardaygaaga u qabo macalin guri ka caawiya casharada dugsiga .

Sidoo kale macalin gurigu waxa uu caawin karaa dadka waaweyn ee imika bilaabaya akhriska iyo qorida.

Dabniinka timaha.  Ku baro dabniinka muddo kooban .
08/12/2023

Dabniinka timaha.

Ku baro dabniinka muddo kooban .

Jumlad iyo tafaariiq ba iyo qiimo ku raali galiya .
08/12/2023

Jumlad iyo tafaariiq ba iyo qiimo ku raali galiya .

22$ oo kaliya
05/08/2022

22$ oo kaliya

380 $ oo kaliya
21/09/2020

380 $ oo kaliya

Address

Hargeysa
Hargeysa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hodma online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share