1to10Store

1to10Store 1to10Store – 🛍️ Everything priced $1–$10 only
Affordable finds • Everyday essentials ✨

📍 Ibrahim Dheere Mall, Jigjiga Yar (1st Floor)

Jimca Mubarak macmiil! Waa jimcihii u dambeeyey bisha barakaysan ee Ramadaan ee ilaahay haynaga aqbalo acmaasheena, duca...
13/03/2026

Jimca Mubarak macmiil!

Waa jimcihii u dambeeyey bisha barakaysan ee Ramadaan ee ilaahay haynaga aqbalo acmaasheena, ducadda na badiya🌙🙏
Na soo booqo macmiil
📍Meherradda 1to10Store Waxa ay kuugu taalaa Mallka ibrahim Dheere Center oo ku yaala gooladda sare ee Jigjiga yar.

Nagala soo xidhiidh WhatsAppka
+252637073366
Soo dhowow macmiil.

13/03/2026

Qiimo dhimistii Ramadaanta 🌙 ☪️

Macmiil meheradda 1to10Store waxa ay qiimo dhimis 20% kuugu samaysay dhammaan alaabta kala duwan ee taala meheredda Bisha barakaysan Ramadan awgeed.

Qiimo-dhimistu Waxa ay soconaysaa ilaa dhamaadka bisha barakaysan Ramadan ee h**e gaadh.
📍Meherradda 1to10Store Waxa ay kuugu taalaa Mallka ibrahim Dheere Center oo ku yaala gooladda sare ee Jigjiga yar.

Nagala soo xidhiidh WhatsAppka
+252637073366
Soo dhowow macmiil.

21/02/2026

Welcome to 1to10Store

Alaabtan waad naga helaysaa macmiil. H**e u soo gaadh

📍Floor 1, Ibrahim Dheere Mall, gooladda sare Jigjiga yar.

18/02/2026

Welcome to 1to10Store oo kuugu yaala IBRAHIM DHEERE MALL gooladda sare ee Jigjiga yar.
Wax aan naga helaysaa alaab qiimaheeddu u dhaxeeyo 1ilaa10 dollar kaliya oo tayo fiican. Soo dhowow macmiil markastaba.

07/12/2025

Welcome to 1to10Store oo kuugu yaala Fooqa Ibrahim Dheere mall ee goolada sare Jigjiga yar.

Address

Ibrahim Dheere Mall, Jigjiga Yar 1st Floor
Hargeisa
12345

Opening Hours

Monday 20:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Friday 16:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 1to10Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category