01/05/2026
MAALINTA SHAQAALAHA – 1 MAY
Maanta waa maalin aan ku xusno dadaalka, kartida iyo halganka shaqaalaha kala duwan ee bulshada dhisa.
Shaqaaluhu waa laf-dhabarta horumarka iyo nolosha maalinlaha ah.
Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan kuwa si daacadnimo ah ugu adeegaya bulshada ha noqdaan kuwa dhisa, kuwa wax soo saara, kuwa ilaalinaya, iyo kuwa adeegyada bixiya.
Hambalyo Maalinta Shaqaalaha!
Shaqadiinnu waa sharaf đź’ś