Abshir Jeexgeel

Abshir Jeexgeel Abshir Jeexgeel is a Somali content creator, entrepreneur, and nutritionist with expertise in digital marketing, cryptocurrency, and online business.

He creates educational content in Somali to empower people with practical skills for earning online. halkan Kala soco sheekooyin iyo dhacdooyin aad kuu xiiso galiya

11/06/2026

Crypto ma binance kaliyaata ayaa laba dhex helaa?

Youtube waxaad ka heli kartaa lacag fiican hadii aad la timaado dedaal. Youtube kaygan waxa 1000 views oo leh ads la daa...
21/05/2026

Youtube waxaad ka heli kartaa lacag fiican hadii aad la timaado dedaal.

Youtube kaygan waxa 1000 views oo leh ads la daawaday → advertisers-ku waxay bixiyeen celcelis ahaan $5.60.

Laakiin lacagtaasi oo dhan aniga iguma soo wada dhacayso. Youtube ka ayaa qayb qaata qaybna anigaa laysiinayaa.

Badanaa creator-ku wuxuu helaa qiyaastii 55%, YouTube-na 45%.

Aniga markaasi 1k views waxa iga soo gaadhaysa $3.08, hadii aan heli lahaa 500k views waxaan ka heli lahaa $1,540

Lacagtu way sii badanaysaa marka: 📈 Views-ku bataan
📈 Watch time-ku fiicnaado
📈 Audience-ku ka yimaado USA/Europe
YouTube runtii waa shaqo online ah oo lacag laga sameyn karo haddii content fiican la sameeyo 🔥

Ka faaidayso fursadaha agtaada yaala
11/05/2026

Ka faaidayso fursadaha agtaada yaala

Report ka 7 bilood udanbeeyey smarts mev bot
13/04/2026

Report ka 7 bilood udanbeeyey smarts mev bot

Xalay iyo bandhigii buuga kiribto ee kacdoonka qarniga 21aad.
08/04/2026

Xalay iyo bandhigii buuga kiribto ee kacdoonka qarniga 21aad.

Maanta waxaan ChatGPT weydiiyey su’aal xiiso leh 🤖🎨👉 “Iga samee sawir (caricature) ku saleysan shaqooyinka aan qabto iyo...
10/02/2026

Maanta waxaan ChatGPT weydiiyey su’aal xiiso leh 🤖🎨

👉 “Iga samee sawir (caricature) ku saleysan shaqooyinka aan qabto iyo wax kasta oo aad iga taqaan.”

Natiijadii?
Wuxuu ii sameeyey sawir si qurux badan u soo koobaya dhammaan shaqooyinkayga:
• Crypto & Tech
• Trading & Bots
• Content creation
• Baridda bulshada Soomaaliyeed
• YouTube, Telegram & Digital platforms

Runtii waa wax lala yaabo sida AI u fahmi karo qofka iyo waxa uu qabto, kadibna hal sawir ugu soo koobi karo dhammaan🔥

Teknolojiyaddu way socotaa, adiguna waa inaad la socotaa 🚀







Nolosha aduun Ku waa iska imtixaan.Alle hayno fudaydiyo
09/02/2026

Nolosha aduun Ku waa iska imtixaan.
Alle hayno fudaydiyo

😂🔥 Wareeg kasta (cycle) waxaa la keenaa magac cusub oo la yiraahdo “waa Satoshi” 🤯🤣🕵️‍♂️ 2010: Hal Finney🕵️‍♂️ 2012: Nic...
07/02/2026

😂🔥 Wareeg kasta (cycle) waxaa la keenaa magac cusub oo la yiraahdo “waa Satoshi” 🤯🤣

🕵️‍♂️ 2010: Hal Finney
🕵️‍♂️ 2012: Nick Szabo
🕵️‍♂️ 2014: Dorian Nakamoto
🕵️‍♂️ 2016: Craig Wright
🕵️‍♂️ 2018: Adam Back
🕵️‍♂️ 2020: Jack Dorsey
🕵️‍♂️ 2022: Elon Musk
🕵️‍♂️ 2024: Peter Todd
🕵️‍♂️ 2026: Epstein 😅

Mar kasta oo suuqa crypto-ga kululaado, hal magac cusub ayaa la soo tuuraa!

Laakiin su’aashu weli waa isla tii:
👀 Yaa dhab ahaantii ka dambeeya sirta ugu weyn ee Bitcoin — Satoshi Nakamoto?
Aragtidaada hoos ku reeb ⬇️🔥

With Abshir Mohamed Ibrahim – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
05/02/2026

With Abshir Mohamed Ibrahim – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

04/02/2026

Ma rabtaa Inaad internetka lacag ka samayso?

Address

Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abshir Jeexgeel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abshir Jeexgeel:

Share