13/01/2026
Fahad Yaasiin markii imaaraadka la Eryay soo qoray "Caawa waa Birmade Xasan Sheekh" horay ayuu talooyin ku saabsan u bixiyay.
Haba soo daahee, go’aanka uu caawa laga gaaray Imaaraad oo ugu horreysay dalalka ka shaqeeya kala goynta dalkeenna waa mid bogaadin mudan.
Shaafi Show