Kalgacal online

Kalgacal online somtel shop

16/06/2023
01/05/2023
Xoghayaha fulinta dagmada allaybaday maxamud xusen axmed  isaga oo ku hadlaya magaciisa  ka qoyskiisa iyo dhamaan  shaql...
21/04/2023

Xoghayaha fulinta dagmada allaybaday maxamud xusen axmed isaga oo ku hadlaya magaciisa ka qoyskiisa iyo dhamaan shaqle waynaha kala duwan ee dagmada allaybaday waxa uu munaasibada ciidul fidriga awgeed hambalyo u dirayaa dhamaan umada islaamka gaar ahaan shacabwaynaha jamuuriyada soomaliland isaga ilaahy uga baryay in soonkii cibadadii uu ilaahay umada islaamka ah ka aqbalo sidoo kale xoghaye maxamud ayaa munasibada ciida waxa uu si gaara hambalyo hawada u marinayaa shacabwaynaha reer soomaliland gaar ahaan madaxwayne soomaliland muuse biixi cabdi madaxwayne ku xigeenka cabdiraxman saylici xubnaha golaha wasiirada sarakiisha kala duwan ee ciidamada soomaliland xasaskooda caruurtooda isaga oo ilaahay uga baryay in sanadka sanadkiisa inagu gaadhsiiyo bash bash barwaaqo .

By maxamud xusen Axmed
Xoghayaha fulinta dagmada allaybaday

11/04/2023

Address

Hargeisa
00252

Telephone

+252634626701

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalgacal online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kalgacal online:

Share