Zahrat Hargeisa

Zahrat Hargeisa Sahrat hargeisa company import and export
Sah

SHirka waxa la aas aasay 2020 waxeyna ka shaqeysaa wax kenid iyo wax dhofinta wax yabaha ey kento waxaa ka mid ah
1= Alabaha nadafada
2= Qurxinta dumarka
3= Dawoyinka iyo wixi la hal mala cafimad ka
4= bagashka sida ( baris basto sokor bur salid malay iyo wixi la hal maala)
5= Gawrida iyo electronics
6= wax walbo oo ay macmisha dalbadan

WAX YABAHA AAN DHOFINA WAXA KA MID AH SIDA SOCOTA
1= dhofinta xolaha nool
2= haraga xolaha
3= sixinta iyo subaga

Macmishena sharafta leh waxan idin kenay salid zeytuun original ah taasi oo aan idinkaga kenay falastin darsanki waxaa k...
25/11/2020

Macmishena sharafta leh waxan idin kenay salid zeytuun original ah taasi oo aan idinkaga kenay falastin darsanki waxaa ku jira 12 mir qimaha darsanka wa 15$ wixii fah fahin dheri ah kala xariir tell 0636245045

Sahrat hargeisa company import and exportMacameel waxaa nee wadnaa     Kabw(shoes ) media in south Korea Ila 40 fadaan R...
18/10/2020

Sahrat hargeisa company import and export
Macameel waxaa nee wadnaa
Kabw(shoes ) media in south Korea
Ila 40 fadaan
Raag iyo domaar iyo cialkaa
Waxad ka hiliisa wajale iyo HARGEISA

Waxe fahfaheen deere ah ka la xirir

Sahrat hargeisa company import and export              New Macmashena sharafta leh waxan idin kenay mar mar iyo mutulel ...
29/09/2020

Sahrat hargeisa company import and export

New

Macmashena sharafta leh waxan idin kenay mar mar iyo mutulel wana orjinal masar laga kenay sido kale shirkada waxad ka heleysin wax walbo oo ku sabsan dhismaha

wixii fah fahin dheri ah kala xariir

Tell 0633161604
Tell 0636245045
Tell 063 6358004

Sahrat hargeisa company import and export                               New business Waxan idin haynaa  sujadad maqar da...
29/09/2020

Sahrat hargeisa company import and export

New business
Waxan idin haynaa sujadad maqar dabici ah
iyo dhaloyin faruq ah
sido kale waxan idin haynaa gedka lagaliyo ubax yada Lona isticmalo xafisyada iyo hotelada

Ma sawirada hoos ka dawo kanala xariir

Tell 0633161604
Tell 0636245045
Tell 0636358004

21/09/2020

Waxan haynaa baris basmati nuuca al khafila waa baris basmati 100% oo dhadher karemi ah laguma darin madoyin kimiko wana hindi number one 1121 sela basmati wuxuna ku imayaa 5kg 10kg 20kg

* wixii fah fahin dheri ah kala xariir *
*0636245045
*0633161604
*0636358004

21/09/2020
*Sahrat hargeisa company import and exportWaxan haynaa baris basmati nuuca al khafila waa baris basmati 100% oo dhadher ...
21/09/2020

*Sahrat hargeisa company import and export

Waxan haynaa baris basmati nuuca al khafila waa baris basmati 100% oo dhadher karemi ah laguma darin madoyin kimiko wana hindi number one 1121 sela basmati wuxuna ku imayaa 5kg 10kg 20kg

* Sido kale waxan haynaa
Sokorta c**sa 45 c**sa 150 c**s 200
Hishisyo biloyin iyo sanado waxan ugu yar oo la dalban karo 125000 tan

* Sido kale waxan haynaa
Salida sam follower nuc wa weyn iyo nuuc yar yar

* wixii fah fahin dheri ah kala xariir .

*0636245045
*0633161604
*0636358004

Sahrat hargeisa company import and exportSHirka waxa la aas aasay 2020 waxeyna ka shaqeysaa wax kenid iyo wax dhofinta w...
18/09/2020

Sahrat hargeisa company import and export
SHirka waxa la aas aasay 2020 waxeyna ka shaqeysaa wax kenid iyo wax dhofinta wax yabaha ey kento waxaa ka mid ah
1= Alabaha nadafada
2= Qurxinta dumarka
3= Dawoyinka iyo wixi la hal mala cafimad ka
4= bagashka sida ( baris basto sokor bur salid malay iyo wixi la hal maala)
5= Gawrida iyo electronics
6= wax walbo oo ay macmisha dalbadan

WAX YABAHA AAN DHOFINA WAXA KA MID AH SIDA SOCOTA
1= dhofinta xolaha nool
2= haraga xolaha
3= sixinta iyo subaga

Address

Idacad Fooqa Ciise Dheere Hotel Amani
Hargeisa

Telephone

+252636245045

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zahrat Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zahrat Hargeisa:

Share