Celebrations corner

Celebrations corner **Welcome to Celebrations Corner! ๐ŸŽ‰**
At Celebrations Corner, we specialize in bringing joy to every occasion with our carefully curated selection of gifts.

From delightful birthday presents and fun.

25/04/2026
10/01/2025

Jimce wanagsan

10/01/2025

Subax wanagsan macaamishayada

Ku xalliso hawlahaaga adigoo aan waqti badan lumin! ๐Ÿ•’โœจWaxaan kuu haynaa masaxado is-maroojinaysa oo waxtar badan:Si fudu...
18/11/2024

Ku xalliso hawlahaaga adigoo aan waqti badan lumin! ๐Ÿ•’โœจ

Waxaan kuu haynaa masaxado is-maroojinaysa oo waxtar badan:

Si fudud loo isticmaali karo: Looma baahna inaad hawl badan u gasho.

Qurux iyo tayo sare leh: Waxay ku habboon tahay gurigaaga!

Delivery bilaash ah: Meel kasta oo aad joogto, masaxada wa lagugu keenaya!

Ha ka daalin nadiifinta gurigaaga! Soo hel masaxadan ka dhigaysa noloshaada mid fudud oo raaxo leh. Dalbo hadda oo la xiriir Celebrations corner !

Qof walba wuxuu mudan yahay hadiyad gaar ah! ๐ŸŽDukaankeenna Celebrations corner , waxaan rumeysanahay in farxadda ugu wey...
18/11/2024

Qof walba wuxuu mudan yahay hadiyad gaar ah! ๐ŸŽ
Dukaankeenna Celebrations corner , waxaan rumeysanahay in farxadda ugu weyn ay timaado marka aad qof ku farxad geliso hadiyad qalbiga ka timid. Waxaa noo diyaar ah:

Hadiyado qurux badan oo gaar ah!

Agabka carruurta!

Alaabooyinka haweenka oo xul ah!

Waxaad ka heli kartaa dhammaan waxaad u baahan tahay si aad uga farxiso kuwa aad jeceshahay. Soo booqo bogga ama nala soo xiriir maanta, si aan kuu caawino. Farxaddu waa qaali๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’Œ

24/08/2024
MASAXAADO bilicsan oo ku fududaynaya hawsha guriga si dhakhso ah uso dalbo.Qiimaha: 10$Contact us= 0634820223   Somtel  ...
14/03/2024

MASAXAADO bilicsan oo ku fududaynaya hawsha guriga si dhakhso ah uso dalbo.
Qiimaha: 10$
Contact us= 0634820223 Somtel
0672022563 Soltelco
0654820223 Telesom Company

Address

Road1
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634820223

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Celebrations corner posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Celebrations corner:

Share

Category