HOGOL Market

HOGOL Market ku soo dhawow Hogol media centre. wuxuu kugu busharaynayaa in aad naga helaysaan wararkii ugu dambeeyey ee caalamka iyo wadanka gudihiisaba. ku xidhnoow hogol.

Waxaa idin diyaar ah airsheet bed ama go.a buushka ah ee bukaan jiifka ka ilaaliya dhabarka oo daala iyo in qofka bukaan...
30/06/2024

Waxaa idin diyaar ah airsheet bed ama go.a buushka ah ee bukaan jiifka ka ilaaliya dhabarka oo daala iyo in qofka bukaanka ama sariir yaalka ah in jidhku dhaco ama nabaro yeesho.si sahlana hadii ay gaadho wasakh sida Kaadi iyo saxaro si sahlan looga nadiifin kar. Dhamaan hospitalada iyo cidii danaynaysaba waa idin diyaar. Waxad ka helaysaa HOGOL Market
Contact: 0638359966

18/09/2022
Dhamaan macaamisha sharafta leh way idin yimaadan safarkaad sugayseen waa modelkii u dambeyey ee tobaba ah h**e u gaadh ...
18/09/2022

Dhamaan macaamisha sharafta leh way idin yimaadan safarkaad sugayseen waa modelkii u dambeyey ee tobaba ah h**e u gaadh yaan laga dhamaysan soo wac Tell: 0634059969

ASC dhamaan macaamisha sharafta leh isha allah dhawaan waxaad ka heli doontaan hogol market safaro cusub oo ah alaabo iy...
18/09/2022

ASC dhamaan macaamisha sharafta leh isha allah dhawaan waxaad ka heli doontaan hogol market safaro cusub oo ah alaabo iyo waliba dhankii waxbarashada oo ardayda rabta in ay waxbarasho u tagto dibada loo fududayn doono, isha allah halkan ayeynu ka wada socon doonaa

03/06/2022

Asc dhamaan macaamiisha sharafta leh

Ku soo dhawada waa boxkii lagu kaydinayey roodhida ama canjeerada iyo boxkii faraxalka . Qalab tayo leh weeye ciyo qiimo...
25/10/2021

Ku soo dhawada waa boxkii lagu kaydinayey roodhida ama canjeerada iyo boxkii faraxalka . Qalab tayo leh weeye ciyo qiimoku raali galinaya. Contact number 0634186400. Qiimuhu waa 5$ ( Five dollar only ).

08/08/2021

Asc dhaamaan bulshada soomaliyeed waxa dhawaan inoo soo socda adeegyo cusub. Coming soon isha allah

01/06/2020

Dhamaan macaamisha sharafta leh waxaa la ogaysinayaa in visayaashii dib u furmeen hadana diyaar idiin yihiin visa turkey fisayaashii turkiga oo mudo kooban 10 cisho gudahood la idinku Soo saarayo

24/02/2020

Macmiil waxaanu idiin haynaa vise Ukraine iyo vise Serbia oo ah laba dal oo KU yaala bariga yurub. Qiime KU raali galinayaa ha moogan macmiil.

Macaamisha sharafta leh waxaa loogu busharaynaya in loo diyaariyey fisayaal qiimo jaban ah turki visa waxbarasho mudo ko...
04/02/2020

Macaamisha sharafta leh waxaa loogu busharaynaya in loo diyaariyey fisayaal qiimo jaban ah turki visa waxbarasho mudo kooban visaha loogu Soo saarayo visa dalxiis turki sidoo kale mudo kooban ah. Ka faaidaysi wacan

Address

Road Two
Hargeisa

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252906707455

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HOGOL Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share