ARMAN ONLINE MARKETING

ARMAN ONLINE MARKETING Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ARMAN ONLINE MARKETING, Shopping & retail, In the middle of Hargeisa market, Hargeisa.

WAIILKA GURYAHAA..SAFAR CUSUB..: Asc wr wbk.  Soo dhawoow macmiilwaxan kuuhaynaa qalabki guriga gaar Ahaan jikada Amaa m...
08/03/2025

WAIILKA GURYAHAA..SAFAR CUSUB..:

Asc wr wbk. Soo dhawoow macmiil
waxan kuuhaynaa qalabki guriga gaar Ahaan jikada Amaa madbakha iyo fadiga laa digaye iyo martiida ku timadaa bisha barkeesan ii Ramadan.

💯% kuwaalti iyo tayo fiican leeh damaantood
Iyo..Qiimo macquul ah Ka faaideyso macmiil .

#-Waxad Ka dlban karta ARMAN ONLINE jumlad iyo tafariqba ah so dhawoow Macmil qali .

🛍️🛒-ARMAN ONLINE MARKETING ..🛒🛍️
🏪 - SOMALILAND-HARGISA .
🚚🛫 - KEENSITU WA BILAASH .
📲: +252.672018193..Amaa nalaa so xireer
WATHSAPP: +252672018193
https://wa.me/252672018193
E-MAIL : [email protected]

- ARMAN ONLINE MARKETING  waxan kuu haynaa dalabkaaga waxanad uhelaysaa sida ugu fudud ugana macquulsan iyadoon kugu soo...
15/08/2023

- ARMAN ONLINE MARKETING waxan kuu haynaa dalabkaaga waxanad uhelaysaa sida ugu fudud ugana macquulsan iyadoon kugu soo dirayno goobwalba ood joogto .
- alaab keenistana waa lacag la aan ku dhex iibisa alaabaha kala duwan Internetka.
Waxaad ka helaysaa alaab walba ood u baahan tahay.

- Sida agabka Electronics-ka, Kuwa xaragada rag/dumarba, Alaabaha Guryaha, Kuwa Jimcsiga, Dharka, Kabaha, Buuggaagta, Cadaraanta, Saliidaha iyo Saacaddaha iyo boqolaal alaabood oo kala duwan.

- Magaalooyinka ay onlinekan ka shaqeyo waxa kamid ah; Hargeysa (Xarunta guud), Berbera, Burco, Boorama, Laascaanood, Ceerigaabo, Wajaale, Boosaaso, ilaa wadanka jibuoti (Xarunta labad )

- Arman Online waxay xarumo iyo wakiilo ku leedahay magaalooyinka dhulka soomaalidu degto qaarkood.

- Xarunta guud ee Arman Online waxay ku taallaa (Hargeisa) dhinaca galbeedka wadada 150k ama istarbox Aktisa .
Ama soo wac macmiil telefoonadan si faahfaahin dheeriya lagu siiyo macmiil. Mahadsanid macmiil soo dhawoow.

#-Call Center: 0633981435
- whats app number +252672018193

⚜️ Asc _Damaan macaamiishayada sharafta iyo qimaaha leh.Macmiil waxa Ku diyaar ah: #- 1 Bloodh oo iib ah :Goobtu waa har...
14/08/2023

⚜️ Asc _Damaan macaamiishayada sharafta iyo qimaaha leh.
Macmiil waxa Ku diyaar ah:
#- 1 Bloodh oo iib ah :
Goobtu waa hargisa waxan idin hayina jago sharci leh iyo qiimo jaban oo macquul ah.
- Wuxuuna ku yaal waqooyi galbeed hargisa..una dhawyahy waadada cusub ii 2bqool-xeedho.
- Cabirku wa :( 18m × 24m ) oo karakoone ah.
- Qiimaha waa : 15,000 $

💫_ Fadlan wixii faahfaahin ah nagala so xidhiidh halkan 👇hoos ku qoran :

🛍️🛒--ARMAN ONLINE MARKET..🛒🛍️
🏪 -- SOMALILAND-HARGISA .
🚚🛫 --Qofkii diyaar ah amaa daniya waa laso tusaya.
📲: +252.633981435..Amaa nalaa so xireer.. WATHSAPP:
https://wa.me/252672018193

Address

In The Middle Of Hargeisa Market
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ARMAN ONLINE MARKETING posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share