19/03/2024
Inkàstoo jacayl jiro berberana kusugantahay
baladkii jacaylkiyo cilmi aad lajaartahay
Barbaarti dalkeeniyo reer saaxil kulajiro
balaayoba kumay helin
Baladkalena maad tagine
Bartii aad lahaydee soomaali
gabigeed ilbaxaba uguhoraysaad
Barro kale kusheegtee
Baradaada, gaarkii mahereriyo amxaaraa
Bartan adigakugu mudan ee bilan aadkukulanteen.
.............................