Al Heera Online

Al Heera  Online Qiime Macquul ah & Alaab tayo leh.

03/08/2025
25/01/2025

8 sano ayay bilaa Mushahar kaga shaqeynaysay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa, balse way ka tagtay kadib markii ay wayday cid uga garowda xuquuqdeeda shaqaalennimo.

Waa Aamina Habbane oo ah gabadh Kalkaaliye Caafimaad ah oo sheekadeedan kusoo qortay barteeda Facebook

Halkan ka akhriso qoraalka ay faafisay Aamina:

"Bishii Ina dhaaftay horaanteedi waxaan ka tagay shaqadii aan ka Hayay H.G.Hospital waxaan ka shaqaynaayay mudo gaadhaysa 8 Sano mudada intaas Leeg waxaan ku shaqaynaayay Bilaa mushahar iyadoo sanad walba la soo saarayay shaqaale

Hadaba waxaan in badan ku noqnoqday agaasimaha guud ee wasaarad ninka xeergeeye laydhahdo Markaan cabshadayda u sheegto wuxuu ii waydiiyay ma si joogto ah Ayaad u timaadaa mise maalinmalin ayaad timadaa waxaan u sheegay inuu la xidhiidho maamulka hospitalka maadaama oon dhawr jeer u sheegay inaan si joogto ah u yimaado

Wuxuu ii diray warqad shaqogalinta oo aha wakhtiigii aan ku Biiray shaqaalah hospitalka waxaa ii soo qoray axmed yasiin oo aha madax shaqaalaha hadaba markii aan ku noqday wuxuu igu Yidhi warqada qaxaad u dhibtaa inanta xoog haynta ii ah warqadii qayan u dhiibay waliba aniga oo ku adkeeyay inuu markuu yimaado ay u dhiibto balse may dhicin warqadiiba waxa lagu daray xashiishka waan ku soo noqday inanti waxay ii sheegtay inanaay u dhiibin mid aan sitay ayaan damcay inaan Ula galo iimay suurtoobin shir ayuu galay ayaa la yidhi

Hadab maalin kale ayaan ku soo noqday waxay ahayd 10:00 subaxnimo waxaan arkay xafiiskii oo xidhan waxa daaqada xafiiska kala hadlaaya dadka hablo waxyna ii sheegeen inuu maqanyahay waxaan ku celiyay ma laga yaabaa inuu imanaayo haddii aan sugo waxay igu yidhaahdeen ma imaanyo manta hadaba wiil kuraas xafiiska hortaal kufadhiyay ayaan u fahmay inuu sugaayo waxaan waydiiyay ma agaasimaha ayaad sugaysaa wuxu igu yidhi ahaa waan sugayaa waxa laga yaabaa inuu yimaado waan fadhiistay mudo ilaa 20 daqiiqo ah markaan halkii fadhiyay ayaa waxa noo yimid wiil kale kuraastii aanu ku fadhinay ayuu dhinac kaga fadhiistay isna wuxuu noo sheegay inuu agaasimaha sugaayo markii aanu fadhinay 30 daqiiqo ayuu yimid isaga oo u socda labadaas inan oo qudha dadkii oo dhana waxa lagu yidhi ma imaanayo oo way iska wada tageen
Markii uu soo istaagay ayaan wada istaagnay labadii Wiil iyo anigu waxa laga furay albaabki markii uu galay ayaa waxa ka daba galay inamadii ana Wan daba socdaa Dib ayuu soo eegay wuxuu igu yidhi maxaad doonaysay inamadiina wuxuu ku yidhi idinku soo socda adigu maxaad doonaysay ayuu Ii waydiiyay?
Waxaan u sheegay inuu warqadaas ii diray warqadiina aan sido wuxuu igu yidhi bal ii sug albaabkii ayuu soo xidhay markii uu inamadii hawshii u soo dhameeyay ayuu anigoo kadinka taagan ii soo baxay waraqadii ayuu iga qaaday isga oon caadi u eegin intuu waraaqdii j igu soo fidiyay ayuu yidhi tan kuuma dirin isagoo is diidsiinaya balse wuxuu ku hadlo oo kale ayuu garan wayay waxan ku idhi warqadan waxa ku cad wakhtigii aan hospitalka imid iyo inaan ka shaqeeyo ilaa hada ma waxa intaas ka baxsan ayaad doonaysa hadal la ima soo celine waa la iga dhaqaaqay aad ayaan u cadhooday waxaan ii dhaadhacday in Cid gaara uun meesha loogu shaqeeyo dadka Moodaay In meesha shaqo ka socoto malinba lab qof ayaa loo shaqeeyaa oo waji waxa loogu dhamaynaayo

• Waxaanu hospitalka ka qaadanaynay guno gaadhaysa 700 000SLsh maalin ayaa waxa nalagu war galiyay in lacagta aanu qaadano nalaga jaraayo lacag gaadhaysa 62000SLSH markii laga hadalay waxa naloo sheegay inuu goosanaayo agaasimaha wasaarad xeergeeye lacgtaasi waxay gaadhaysa laba Sano ilaa hada cid ka warhaysa waxa lagu qabto iyo meel la geeyo ma jirto gunadii yarayd ee hospitalku bixinayay ayaa la iskag daba yimid"

27/03/2021

Waxaa Yimid Safar Cusub Oo Ah Educational Tablet kids.

Waa Barnaamij waxbarasho iyo madadaalo isku dhex jira.

$25.00 oo kaliya.



Hargeisa -Somaliland

Call📞:- 063-4402325
Call📞:- 065-9444424

●Maalin Dhow Filo ●Coming SoonVANKYO MatrixPad Z1 Kids Edition Android Tablet$99.99
22/01/2021

●Maalin Dhow Filo ●Coming Soon
VANKYO MatrixPad Z1 Kids Edition Android Tablet

$99.99

Waxaa yimid safar cusub.  Hargeisa -Somaliland Call📞:- 063-4402325Call📞:- 065-9444424Waxaad nagala sooxidhiidhi kartaanN...
28/12/2020

Waxaa yimid safar cusub.



Hargeisa -Somaliland

Call📞:- 063-4402325
Call📞:- 065-9444424

Waxaad nagala sooxidhiidhi kartaan
Numberkan hoose ku qoran.



Hargeisa -Somaliland

Call📞:- 063-4402325
Call📞:- 065-944442

Waxaa yimid safar cusub dharkii dhaxanta dhar aad u qurux badan oo America brand ah da'da ilmaha dhashay ilaa 1jir  Harg...
20/12/2020

Waxaa yimid safar cusub dharkii dhaxanta dhar aad u qurux badan oo America brand ah da'da ilmaha dhashay ilaa 1jir



Hargeisa -Somaliland

Call📞:- 063-4079898
Call📞:- 065-9444424

Waxaad nagala sooxidhiidhi kartaan
Numberkan hoose ku qoran.



Hargeisa -Somaliland

Call📞:- 063-4079898
Call📞:- 065-944442

Free home Delivery 🏡 Al Heera Online
18/12/2020

Free home Delivery 🏡

Al Heera Online

New Arrival Today's Shipment.  Haddaba soo  DalboQiimaha  waa   $18.5 ila $22Call  Us and order now on  0634079898 & 065...
04/12/2020

New Arrival Today's Shipment.

Haddaba soo Dalbo

Qiimaha waa $18.5 ila $22

Call Us and order now on 0634079898 & 0659444424

Hargeisa - Somaliland

Hooyada umusha ah boorsoyiinke loogu talo galay.Waxaad nagala sooxidhiidhi kartaanNumberkan hoose ku qoran. Hargeisa -So...
27/11/2020

Hooyada umusha ah boorsoyiinke loogu talo galay.

Waxaad nagala sooxidhiidhi kartaan
Numberkan hoose ku qoran.



Hargeisa -Somaliland

Call📞:- 063-4079898
Call📞:- 065-944442

Address

Ali Gobanimo Mall
Hargeisa

Telephone

+252634402325

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Heera Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al Heera Online:

Share